1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dibedbax ka dhan ah ciidanka Itoobiya iyo maamulka degmada Doolow oo ka dhacay magaaladaas Xilli saacado ka hor ciidanka Itoobiya ay weerareen saldhiggii xarunta NISA ee magaalada Doolow, islamarkaana ay afduubteen ciidankii ku sugnaa iyo Taliyahoodii, ka dibna taliskii gubeen ayaa waxaa degmada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa ka jira in ciidanka Itoobiya ay gubeen taliskii nabad sugidda Doolow,askartii joogtayna Afduubteen ? Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya dagaalkii xalay degmadaas ka dhacay ay ku gubeen taliskii nabad sugidda qaranka, islamarkaana askartii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay in Xamaas ay xaddo gargaarka la geeyo marinka Qasa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in marinka Qasa aysan ka jirin wax macaluul ama gaajo ah, balse ay suurtagal tahay in halkaas ka taagantahay cunto xumo ama nafaqa darro…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Puntland oo ku baaqday in DFS iyo dowlad goboleedyadu ay iskaashi ka yeeshaan dagaalka Alshabaab Dowlad goboleedka Puntland oo war saxaafadeed ka soo saartay dagaalkii ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, ayaa cambaareysay weerarka ay Alshabaab ku qaadeen magaaladaas, yadoo PL tacsi u dirtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya weerar ay ciidanka Itoobiya ku qaadeen xarumo ciidanka DFS ay ku lahaayeen Doolow Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay ciidanka dowladda Itoobiya ku qaadeen xarunta hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka(NISA) ay ku lahayd…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxaa looga hadlay kulanka madaxda sare ee Soomaaliya iyo Itoobiya? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo booqasho ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa halkaas kulan gaar ah kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Odayaasha baladxaawo oo si kulul uga hadlay dagaalka ka socda magaaladaas Odayaasha dhaqanka magaalada baladxaawo qaarkood ayaa si adag uga hadlay dagaalka iyo xiisadda maalmihii la soo dhaafay halkaas ka taagnayd, ayagoo dalbaday inaan mar dambe la jarin isgaarsiinta, islamarkaana la…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab ciidanka dowladda iyo xoogagga deegaanka oo isaga baxay Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Kooxda Al-Shabaab ay soo galeen magaalada ka dib dagaal culus oo muddo saacado ah halkaas ka socday, kaas oo ugu dambeyn sababay…
1 daqiiqo Sheeko:War Hindia oo gargaar bani’aadamnimo u soo dirtay Soomaaliya Dawladda Hindiya ayaa Soomaaliya u soo dirtay gargaar bani’aadamnimo oo gaaraya 10 tan, iyada oo taageero u muujinaysa shacabka Soomaaliyeed xilli uu dalku wajahayo dhibaato baahsan oo ay sababaan colaado…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa laga ogyahay wada-hadallada Suuriya iyo Israa’iil ee magaalada Paris? Wefti ka socda Suuriya oo ka kooban saraakiil ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda iyo sirdoonka, ayaa magaalada Paris kula kulmay madax ka tirsan maamulka Israa’iil, waxaana kulankaas oo uu Maraykanku…