2 daqiiqo Sheeko:War Hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya oo maanta laga daahfuray caasimadda Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Hiigsiga Qarni-jirka Soomaaliya ee 2060-ka, oo ah aragti dheer oo mustaqbalka, islamarkaana qeyb ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaalka Ka socda deegaanka Burjeed ee duleedka Baydhabo Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo ka socda deegaanka Burjeed ee duleedka magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel-gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed, waxayna wararku sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha XFS oo sheegay in dowladdu ay dhiirigelinayso talooyinka ku aaddan doorashooyinka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlayay munaasabad loo qabtay ergadii ka qeyb-gashay gogashii dhowaan ka qabsoontay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xukuumaddu ay dhiirrigelinayso talooyinka ku wajahan doorashada…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Qiimaha Geela iyo Kaalinta uu Nolosha Soomaalida uga Jiro Geelu waxa uu kamid yahay xoolaha ugu qiimaha badan ee Soomaalida ay dhaqato, waana xoolo leh kaalmo dhaqaale, dhaqan, nololeed iyo mid taariikheed oo aan sahlaneyn. Soomaalida oo ah dad…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Iran oo xiraysa marin biyoodka Hormuz Dowladda Iran ayaa xiraysa marin biyood Hormuz oo in ka badan 20% ganacsiga adduunka uu maro waqtiga, waxayna tillaabadani jawaab u tahay cadaadiska ay reer Galbeedku ku hayaan dalkaas. Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo jawaab adag ka bixisay weerarkii Mareykanka Saacado ka dib markii Mareykanku uu weeraray xarumaha Nukliyeerka Iran, jawaabta Tehran ayaa noqatay mid adag, waxayna duqeymo ka geysatay in ka badan 400 oo goobood oo ah dhulka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa ka jira in Mareykanka iyo Israa’iil ay sanad ka hor qorsheeyeen weerarka xarumaha Nukliyeerka Iran? Sida ay sheegtay shabakadda wararka ee ABC, oo soo xiganaysa ilq sirdoon oo dhanka Israa’iil ah, Maraykanka iyo Israa’iil ayaa weerarka xarumaha Nukliyeerka Iran iyo tababar ku saabsan ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waxyeello noocee ah ayaa gaartay xarumaha Nukliyeerka Iran? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in diyaaradaha Mareykanka ee dalkiisu ay weerar duqeyn ah ku qaadeen saddex xarumood oo muhiim ah oo ka tirsan barnaamijka nukliyeerka Iran, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo ku hanjabay inuu Iran mar kale weerar culus ku qaadi doono Wax yar ka dib markii Mareykanku oo dhawr bam oo dhulka hoos u dalooliya ku garaacay xarumaha Nuclear-ka Iran ee Fordow, Nataas iyo Isfahaan, madaxweyne Trump ayaa soo saaray digniin…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka shiraya dagaalka Iran iyo Israa’iil Golaha wasiirrada Arrimaha dibedda dalalka Iskaashiga Islaamka ayaa magaalada Istanbul ku yeeshay shir ku saabsan xiisadda u dhexeysa Iran iyo maamulka Israa’iil, ayadoo dowladda Soomaaliya ay ka qeyb-gashay shirkaas oo…