1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca iyo tababarrada Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq, Mudane Thaabit Maxamed Al-Cabaasi, kadib markii uu booqday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Munaasabado lagu xusayo 18-ka May oo ka socda deegaanada Soomaaliland Munaasabado waaweyn oo lagu xusayo 18-ka May oo ah maalintii ay Soomaaliland ku dhawaaqday gooni isku taageeda ayaa ka socda magaalada Hargeysa, deegaanno kale, iyo qaar kamid ah dalalka dibedda.…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Sooyaalka Xiriirka Soomaaliya iyo Ciraaq iyo danaha ay wadaagaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saacado ka hor ka dagey magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, halkaas oo uu wada-hadallo kula yeelan doono masuuliyiinta dowladdaas. Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay munaasabad lagu weynaynayay Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15ka May Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15ka May, taasoo lagu xusayay 81 sano guuradii ka soo wareegtay aasaaskii…
6 daqiiqo Sheeko:Muuqaallo Taariikhdii iyo Halgankii SYL 15-ka may waxay kamid tahay maalmaha qaran ee dowladnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya qeymaha weyn ku leh, waxaana maalintan si gaar ah loo xusaa ururkii SYL oo ahaa dhallinyaro Soomaaliyeed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo ubax dhigey taallada SYL Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska munasaabadda halgankii gobanimodoonka ee SYL awgeed ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabadda…
4 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad maxaa u qabsoomey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud (2022–2025)? Maanta oo ah 15-ka may waxaa seddaxda sano laga joogaa xilli la doortay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, sanadkii 2022-kii, waxaana dib u milicsan doonnaa wixii waxyaabihii u qabsoomey…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Jubbaland oo war saxaafadeed ka soo saartay xaaladda dalka iyo Xisbigii dhowaan Muqdisho looga dhawaaqay Dowlad goboleedka Jubaland oo war saxaafadeed ka soo saartay xaaladda dalka iyo xisbigii dhowaan ay magaalada Muqdisho uga dhawaaqeen madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno isugu jira siyaasiyiin iyo madax…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Turkiga ka iibinaya hub qeymihiisu ku kacayo 225 milyan oo dollar Mareykanka ayaa shaaciyay inuu dowladda Turkiga ka iibinayo gantaallada AIM-120C-8 oo uu dalkaasi soo saaro, islamarkaana ku kacaya in ka badan 225 milyan oo dollar Mareykanka ah. Hay’adda iskaashiga amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Suuriya ka dalbaday inay dalkeeda ka cayriso madaxda dhaqdhaqaaqyada falastiiniyiinta Madaxweynaha Mareykanka ayaa magaalada Riyadh ee caasimadda Sucuudiga kula kulmay hoggaamiyaha Suuriya Axmed Sharac, ka dib markii dhaxal suge Maxamed Bin Salmaan uu ka shaqeeyay is aragga labada dhinac. Kulanka…