Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah loogu caleema-saaray Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde, ka dib munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb-galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo kamid yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda FederaalkaSoomaaliya Mudane XasanSheekhMaxamuud, siyaasiyiin hore, madax dhaqameed ka kala yimid inta badan gobollada dalka iyo dibedda, ganacsato, Culimo, iyo marti sharaf kale