Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cali Cumar, ayaa wareysi uu siiyay Telefishinka Al Jazeera ku eedeeyay Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE) inay si aan sharci ahayn u isticmaashay hawada Soomaaliya, kaddib markii ay dalka soo gelisay hoggaamiye ka tirsan gooni-u-goosatada Yemen, Aidarous al-Zubaidi, oo uu ku tilmaamay qof baxsad ah.