3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Duqeyn lala beegsaday xarunta TV-ga Tigrey Xilli Dagaallo culusi ay ka socdaan waqooyiga Itoobiya, gaar ahaan gobolka Tigray iyo deegaannada ku dhow, ayaa xaaladdu ay sare u qaaday cabsida laga qabo in dalka uu dib ugu laabto dagaalkii sokeeye ee socday intii u dhexeysay 2020 iyo 2022.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baydhabo oo laga soo sheegayo iska horimaadyo iyo faahfaahinno ka soo baxaya xaaladda magaaladaas Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in saacadihii hore ee saaka ay magaalada iyo qaar ka mid ah xaafadaha ku dhow ay ka dhaceen iska horimaadyo u dhexeeya ciidamada dawladda iyo maleeshiyaad ka amar qaata maamulkii hore ee Koonfur Galbeed.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Ololaha doorashada ku-celiska ah ee Galmudug oo Gaalkacyo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa lagu soo gabagabeeyay ololaha doorashada ku-celiska ah ee Galmudug, iyadoo musharraxiinta iyo ururrada siyaasadeed ay maalmihii u dambeeyay olole iyo kulamo siyaasadeed ka wadeen deegaanno kala duwan oo ka tirsan Galmudug.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaallada waqooyiga Itoobiya oo galay maalintii 6-aad Dagaallada ka socda waqooyiga Itoobiya ayaa galay maalintii shanaad, iyadoo iska horimaadyadu ay ka socdaan qaybo ka mid ah gobollada Tigray, Afar iyo Amhara, xaaladduna ay weli tahay mid isbeddeleysa
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo diiday soo shuruud Iiraan ay ku xirtay dib-u-furista marin-biyoodka Hormuz Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu diiday shuruudo ay Iiraan u gudbisay Washington, taas oo ku saabsan dib u furista Marinka Hormuz, oo ah marin muhiim u ah isu socodka shidaalka iyo badeecadaha caalamka.
2 daqiiqo Sheeko:War Su’aalo ka dhashay sii-daynta markabka MTT-SIBU 1 iyo sheegashada koox Ciraaqiyiin ah Warar cusub ayaa su’aalo ka keenay cidda hoggaamisay howlgalkii lagu sii daayay markabka ganacsi ee MTT-SIBU 1, kaas oo la sheegay in burcad-badeed Soomaali ah ay ku qabsadeen xeebaha gobolka Mudug.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 17 qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday maqaaxi ku taalla Magaalada Johannesburg ee koonfur afrika Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhintay, 15 kalena way ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday maqaaxi (tavern) ku taalla gobolka Gauteng ee dalka Koonfur Afrika, sida ay sheegeen booliiska.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo waxbarashada iskuullada u badelay hab fogaan arag xaalad ammaan awgeed Iskuullada ku yaalla caasimadda Sacuudiga ee Riyadh ayaa muddo hal toddobaad ah u wareegaya waxbarashada fog, iyadoo go’aanka lagu sababeeyay xaaladda amni ee gobolka oo sii kacsanaysa.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay diyaar u tahay wadahadal lala yeesho Al-shabaab Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay wadahadal lala yeesho xubnaha Al-Shabaab, haddii ay kooxdaasi qaaddo tallaabo muujinaysa inay ka tanaasushay fikirka ay dowladda ku tilmaantay mid khaldan, isla markaana ay diyaar u tahay in xal nabadeed lagu raadiyo khilaafka dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 11 qof oo ku dhintay Qarax ka dhacay bar kontorool oo booliis oo ku taalla pakistand Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay, 20 kalena way ku dhaawacmeen qarax Sabtidii ka dhacay bar kontorool oo ay ciidamada booliisku ku leeyihiin waqooyi-galbeed dalka Pakistan.