1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wada-hadal toos ah oo maanta u furmaya Iran iyo Mareykanka Wada-hadal toos ah oo diiradda lagu saarayo barnaamijka nukliyeerka ayaa Magaalada Muscat ee caasimadda dalka Cumaan uga furmaya Mareykanka iyo Iran, ayadoo halkaas ay gaareen wufuud ka kala socata labada…
7 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Akhriso Sooyaalka ciidanka xoogga dalka iyo heerarkii uu soo maray Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12-ka April 2025 waxaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldegayaa sanad guuradii 65-aad ee kasoo wareegtay markii la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rakaab ku dhex geeriyooday diyaaradda Kenya Airways xilli ay duulimaad ku jirtay Diyaarad ay leedahay shirkadda Kenya Airways oo ka soo duushay magaalada New York kuna soo jeeday magaalada Nairobi ayaa xaalad qalqal ah gashay kadib markii qof da’ ah oo rakaabka…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu yahay heshiiska ay wada-galeen Soomaaliya iyo Ukraine? Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Ukraine Andrii Sybiha oo ku kulmay magaalada Antalya ee dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis ku aaddan hab-maamuuska xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WADATASHIGA QARANKA Madaxweyne Xasan Sheekh oo casuumaad u diray madaxda dowlad goboleedyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025…
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Janeraal Axmed Suleymaan Dafle oo kamid ahaa shantii golaha sare ee kacaanka oo geeriyooday Sarreeye-guuto, Axmed Saleebaan Cabdalle (Dafle) oo kamid ka ahaa shantii Golaha-sare ee dowladdii kacaanka, sidoo kale ahaa asaasihii Hey’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NSS ayaa geeryooday caawa sida ehelkiisu…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay ka wada-hadleen Wasiirka Maaliyadda XFS iyo madaxda Sanduuqa hormarinta dhaqaalaha Carabtu ? Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo maalmahan safar shaqo ku joogay dalka Kuwait ayaa waxa uu kulamo miro-dhal ah la qaatay masuuliyiin Dowladeed iyo qaar ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliland oo waqti iyo qarash badan gelinaysa in suuq-geynta qadiyaddeeda Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa warbaahinta dunida qabsaday ololaha aqoonsi raadinta Soomaaliland, ayadoo falanqeeyaal siyaasadeed,wargeysyo caan ah, iyo dublumaasiyiin hore oo reer galbeed u badani ay arrintaas siyaabo kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shiinaha oo xayiraad ku soo rogay in ka badan 18 shirkadood oo Mareykanka laga leeyahay Wasaaradda ganacsiga ee Shiinaha ayaa xayiraad saartay in ka badan18 Shirkadood oo Mareykanka laga leeyahay, kuwaas oo qaarkood ay hoostagaan waaxda difaaca, ka dib markii madaxweyne Donald Trump uu dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland oo sameysatay hay’adda aqoonsiga dadweynaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray ku sameeyay Hay’adda lagu sheegay inay ka shaqayn doonto bixinta aqoonsiga dadweynaha deegaanadaas. Dhismaha hay’addan oo lagu magacaabo…