1 daqiiqo Sheeko:War Shil khasaare sababay oo ka dhacay duleedka Gabiley Inta la xaqijiyay laba qof ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay Kantaroolka Galbeedka ee Magaalada Gabiley ee gobolka waqooyi galbeed/ maroodi-jeex. Shilka gaarigan oo ahaa nooca loo yaqaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo ku dhawaaqday hay’ad gaar ah oo u qaabilsan barakicinta dadka reer Qasa Israa’iil oo ku dhawaaqday hay’ad gaar ah oo u qaabilsan barakicinta dadka reer Qasa Maamulka Israa’iil ayaa ku dhawaaqay inuu dhisayo hay’ad gaar ah oo ka shaqayn doonta barakicinta dadka…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Madaxdii hore ee dalka iyo waxgaradka bulshada oo ku baaqaya in loo Midoobayo dagaalka Alshabaab. Madaxdii hore ee dalka iyo waxgaradka bulshada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in loo midoobayo dagaalka lagula jiro kooxaha Daacish iyo Alshabaab iyo halisaha kale ee dalku uu xilligan wajahayo. Dr…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa laga ogyahay sheekada gabadha yar ee guurkeedu hadal-haynta dhaliyay ? Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada si xoog leh u qabsatay sheekada gabar oo 8 jir lagu sheegay, taas oo nin aad uga da’ weyni uu muddo ku haystay…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Magaalooyinka waaweyn ee deegaanka Soomaalida oo korontadu ka go’antahay muddo todobaad ah Magaalooyinka waaweyn ee deegaanka Soomaalida ayaa muddo ku dhow hal todobaad wajahaya xaalad Koronto la’aan ah, waxayna dadku safaf dheer dheer ugu jiraan goobo aad u tiro yar oo laga…
1 daqiiqo Sheeko:War Faahfaahinno hor leh oo ka soo baxay weerar ay kooxda Al-Shabaab ka geysteen ismaamulka Gaarisa Weerar Axaddii ay kooxo hubeysan oo loo rumaysanyahay in ay ka tirsan yihiin Al Shabaab ka geysteen ismaamulka Gaarisa ayaa sababay dhimashada 6 ruux iyo dhaawaca 4 kale, Sida lagu…
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Midowga Afrika oo sheegay inuu si buuxda u garab taaganyahay dowladda Soomaaliya Guddoomiyaha Midowga Afrika danjire Maxamuud Cali Yuusuf oo safarkiisii ugu horreeyay taniyo markii la doortay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku jooga ayaa sheegay inuu si buuxda u garab taaganyahay dadaallada…
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la yeeshay guddoomiyaha Midowga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Mahamoud Ali Youssouf oo ay isla garteen xoojinta xiriirka laba geesoodka…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo guddoomiyaha Midowga Afrika ? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo maanta booqasho shaqo oo laba maalmood ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Midowga Afrika oo soo gaaray magaalada Muqdisho Guddoomiyaha Midowga Afrika danjire Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ku soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Guddoomiyaha Maxamuud Cali Yuusuf…