1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa laga ogyahay sababta uu Soomaaliland uga baxsaday Cabdimaalik Muuse Coldoon ? Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ah Samafale iyo wariye hore ayaa sheegay inuu ka baxdaday magaalada Burco oo uu ku noolaa, ka dib markii uu helay xogo tilmaamaya in Soomaaliland ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kacdoon ballaaran oo ka billowday gudaha Israa’iil Bannaanbaxyo waaweyn oo ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha maamulka Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka billowday magaalada Tel Aviv, waxaana laga digayaa in xaaladdu ay faraha ka baxdo oo dibadbaxyadu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo hoggaamiyeyaasha Macawisleydu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa degmada Cadale kula kulmay qaar ka mid ah odayaasha, waxgaradka, hoggaanka Macawisleyda iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaannada gobolka. Intii uu…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalintii labaad dagaalka Alshabaab ka hoggaaminaya degmada Cadale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa maalintii labaad ku sugan degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu ka hagayo howlgallada dalka ka socda ee ka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhexdhaxaadiyaasha Israa’iil iyo Xamaas oo Quus taagan Wargeyska Haaretz ee ka soo baxa Israa’iil ayaa sheegay in dhexdhaxaadiyaashii wada-hadallada Israa’iil iyo Xamaas ay waddo waliba ka soo xirantay oo ay quus taaganyihiin, isla markaana aanu Trump ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka iyo Qatar oo ka wada-hadlay duullaanka Israa’iil ee Marinka Qasa Amiirka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani iyo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo Khadka taleefanka ku wada xariiray ayaa ka wada hadlay duullaanka Israa’iil ee Marinka Qasa iyo xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in xukuumaddu ay u guuri doonto furimaha dagaalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayo amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran iyo dagaalka Alshabaab. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab NISA oo sheegtay inay dishay in ka badan 80 xubnood oo Alshabaab ah Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa sheegtay in howlgallo duqeyn ah oo laga fuliyay nawaaxiga deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu diley 82 xubnood oo…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada cadale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Cadale ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen, masuuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shiinaha oo si adag u cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka waddo Qasa Ergeyga Joogtada ah ee Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay, Fei Cong, ayaa cambaareeyay weerarrada ay Israa’iil ku hayso Marinka Gaza, isagoo ku baaqay in la sii wado hirgelinta xabbad-joojintii u…