Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo gaaray tuulooyin hoos yimaada Galgaduud Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud kadib markii ay sheegeen in ay ka baxeen xarakada Al-Shabaab. Kornel Maxamed Kaariye Caraale oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay'ad laga leeyahay Poland oo maamulka gobolka Banaadir ka taageereysa ammaanka Guddoomiyha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta la kulmay xubno matalaya hay’ad fadhigeedu yahay dalka Poland oo taageero dhinaca amniga ah u ballan qaaday dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha dowladda ee gobolka Sh/dhexe oo faahfaahiyay halka ay ku sii jeedaan (Dhageyso) Saraakiisha hogaamineysa dagaalka ka socda gobolka Shabeellaha dhexe ayaa shaaciyay natiijada dagaalkaasi iyo deegaanada ay ku sii jeedaan. Taliyaha ciidamada dowladda qaybta 12-aad ee April Jeneral Maxamed Maxamuud Qaafow ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM iyo kuwa maamulka KMG Jubba oo ku wajahan Jilib Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada maamulka ku-meel gaarka ee Jubba iyo kuwa AMISOM ay u diyaar garoobeen sidii ay u gaari lahaayeen goobaha xarakada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlusunna Waljamaaca oo isku khilaafsan maamul u sameynta gobolada dhexe (Dhageyso) Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada dhexe ee dalka ayaa sheegay in ay maamulka Ahlusunna Waljamaaca kala hadlayaan khilaafka soo kala dhex galay ee ku aadan dhismaha maamulka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax khasaare sababay oo ka dhacay duleedka Jowhar Wararka naga soo gaaraya degmada Jowhar ayaa sheegaya in qarax xoogan uu xalay ka dhacay gudaha degmadaas. Qaraxa ayaa ka dhacay bar koontorool oo ku beegan duleedka waqooyi ee magaaladaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad lagu qabtay howl gallo ciidamada dowladda ay ka sameeyeen degmada Cadale Maamulka degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa faahfaahin ka bixiyay howl gal dad lagu soo qabtay oo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa midowga Afrika ka sameeyeen degmadaasi. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Cafis ku eg 30 cisho ayaan u fidinay dhalinyarada ka tirsan Al-shabaab (Dhageyso) Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku dhawaaqay cafis ku eg 30 maalmood oo uu sheegay in ay u fidiyeen dhalinyarada u dagaalama xarakada Al-Shabaab. Gaas oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo gaaray tuulooyin u dhow Baraawe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa gaaray deegaano dhowr ah oo ku dhow degmada Baraawe oo ay gacanta ku hayaan xarakada Al-Shabaab. Wararka aan ka helnay gobolka Shabeellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyada oo maanta Muqdisho lagu xiray Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu xiray Siyaasiga C/laahi Sheekh Xasan ka dib markii uu ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde. Siyaasigaan oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyada ayaa…