AMISOM oo ku celisay in ay labo jibaarayso howl galada hub ka dhigista ah Sheeko:War Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ka howl gala Soomaaliya ayaa mar kale sheegay in ay si buuxda uga qayb qaadan doonaan talaabooyinka ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku doonayso in ay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka barlamaanka Soomaaliya oo soo dhoweeyay wada hadalada Puntland Guddoonka Golaha SHacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay doorkii muuqday ee ay qaateen xildhibaanada barlamaanka Federaalka ee ka soo jeeda Puntland ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska…
2 daqiiqo Sheeko:War Xasan Xanafi oo qirtay in uu yahay qofka ay doon-doonayso dowladda FS Xasan Xanafi Xaaji oo gacanta ugu jira booliiska Kenya ayaa qirtay inuu yahay eedaysanaha la doon-doonayo ee ka tirsan Al-Shabaab. Markii Xanafi Xaaji ay qabteen ciidamada amaanka Kenya ayuu ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Balanballe oo lagu qabtay kulan nabadayn ah Kulan looga hadlayay xalinta khilaafaadka iyo sida looga hor tegi karo colaadaha ka dhex dilaaca beelaha walaalaha ayaa ka dhacay degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud. Kulankani oo ahaa mid lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda oo sheegtay in ay dib u dejinayso qaxootiga soomaaliyeed Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u dejin iyo shaqo abuur loo samaynayo qoxootiga ka soo laabanaya dalka Kenya. Wasiirka DHalinyarada iyo Isboortiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliyta Dr. Khaalid…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso Barnaamij wareedka Subaxnimo ee saaka Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM waxaa saaka (23/08/2014) diirada lagu saaray: –Wararka gudaha -Wararka caalamka -Dhaqaalaha iyo ganacsiga. -Wararkii Cayaaraha. -Xikmada Dhagaystaha. – Aarada dadwaynaha.
1 daqiiqo Sheeko:War Nalalka ku shaqeeya ilayska cadceeda oo laga hir geliyay Kismaayo Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa sheegay in is bedel xaga amaanka ah laga dareemayo magaalada Kismaayo kadib markii lagu xiray wadooyinka Kismaayo layrarka (nalalka) cadceeda ku shaqeeya. Guddoomiyaha xaafadda…
9 daqiiqo Sheeko:War Aqriso wixii u qabsoomay dowladda Federaalka Soomaaliya todobaadkii tagay Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha barlamaanka oo Kampala ku soo xiray shir u socday barlamaanka iyo hay’adaha taageera Guddoomiyaha Golaha SHacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta gelinkii dambe magaalada Kampala ee caasimadda Yugandha ku soo xiray shir u socday Guddoonka barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Rag dil ka geystay waqooyiga Gaalkacyo oo lagu raad joogo Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku raad jooga rag hubaysan oo dilal qorsheysan ka geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolkaaasi Axmed Muuse Nuur oo…