Natiijada ardaydii ka qeyb gashay imtixaanaadkii deeqaha waxbarasho oo la soo saaray Sheeko:War Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay magacyada iyo natiijada arday dhowaan imtixaan u gashay deeqo waxbarasho oo ay dowladdu ka heshay dowladaha Yemen iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Cali Khaliif Galayr oo loo doortay madaxweynaha KHaatumo Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, kana tirsanaa barlamaanka Federaalka, Cali Khaliif Galayr ayaa maanta oo KHamiis ah ku guulaystay doorasho madaxtinimo oo ka dhacday deegaanka Saax-DHeer ee gobolka Sool. Xubno…
1 daqiiqo Sheeko:War Kenya: SHabaab oo saddex qof ku dilay Waqooyi Bari Kenya Wararka naga soo gaaraya gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegaya in rag hubaysan oo looga shakiyay in ay SHabaab yihiin ay saddex ruux ku dileen deegaanno hoos taga Waqooyi-Bari …
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan hore oo sheegay in qorshe maamul goboleed laga wado gobolka Hiiraan Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Beledwayne ayaa sheegay in ay bilaabeen kulamo looga hadlayo sidii Maamul Goboleed raali ay ka yihiin dadka Deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqoonyahan dalbaday in dowladda Soomaaliya jawaab ka bixiso hadalka Shulman Rogers Aqoonyahah ku xeel dheer Dhaqaalaha ayaa sheegay in Dowladda federaalka Soomaaliya looga fadhiyo in Jawaab ay ka bixiso warka ka soo baxay Shirkad fadhigeedu yahay Maraykanka oo sheegtay in 33…
1 daqiiqo Sheeko:War Ismaaciil Hurre: Waxaa haboonayd in shirkii shalay ay ka qeyb gasho dowladda keliya Wasiirkii hore ee arimaha dibadda Soomaaliya Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa sheegay in siyaasadda lagu hogaaminayo dalka ay ka muuqanayso is bar bar yaac xili shalay magaalada Muqdisho lagu qabtay shir…
2 daqiiqo Sheeko:War Gar-yaqaannada Shulman Rogers oo beeniyey eedaynta UN Monitoring group Shirkadda sharci yaqaannada Shulman Rogers oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka oo wada-shaqeyn kala dhaxeyso dowladda Soomaaliya ayaa beenisay eedeymo ee la xiriiray in ay madaxda dowladda Soomaaliya ka caawisay lunsashada…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga dib u eegista qorshe-howleedka wasaaradaha oo ka warbixiyay waxa u qabsoomay Guddiga uu ra’isal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheikh Axmed Maxamed u xilsaaray in ay dib u eegis ku sameeyaan qorshe-howleedka wasaaradaha lixdii bilood ee la soo dhaafay ayaa saxaafada…
3 daqiiqo Sheeko:War Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo booqasho taariikhi ah ku yimid Soomaaliya [huge_it_slider id=”53″] WAR-SAXAAFADEED:Xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho maanta aroortii, iyagoo booqasho taariikhi ah ku yimid Soomaaliya si ay u eegaan horumarka ay gaartay…
2 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada dowladda Zambia oo boob u geystay qaar ka tirsan xawaaladaha Soomaalida Ciidamada dowladda Zambia ayaa shalay ilaa maanta boob u geystay xarumaha shirkadaha qaar ka tirsan xawaaladaha Soomaalida ee ku yaalla dalkaas. Caydiid Axmed Muxumed oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed…