Xeraale oo lagu qabaty shir looga soo horjeedo heshiiskii maamul u sameynta gobollada dhexe Sheeko:War Maamulka Ahlu-Sunna Wal-Jameeca ee gobollada dhexe ayaa maanta deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ku qabtay shir ay uga soo hor jedaan heshiiskii maamul u sameynta gobollda dhexe ee lagu gaaaray… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Wafdi ka socda QM oo maanta gaaray Jowhar Waxaa maanta Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe gaaray wafdi ka socda Hay’adaha Qaramada Midoobay, kuwaasi oo u tagay ogaanshaha xaalada nolosha Degmadaasi. Wafdigaan ayaa waxa ay ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho: Digniino loo diray qaar ka tirsan wadayaasha baabuurta Maamulka Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa digniin u diray wadayaasha gaadiidka ee sida qaldan Baabuurta u dhiga Wadooyinka degmadaasi. Guddoomiyaha degmada Hodan Cabdulqaadir Cali Kulane ayaa sheegay in Maamulkooda…
2 daqiiqo Sheeko:War Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida oo xukunno kala duwan ku ridday eedeysanayaal Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Maanta xukunno kala duwan ku ridday eedeysanayaal loo haysatay dambiyo ay ka mid yihiin dil iyo dhac loo gaystay dad shacab…
2 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli: Soomaaliyeey Ha sugina inta ay dhacayso dhimasho la mid ah tii dhacday 2011 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa farriin ku aadan abaaraha iyo biyo la’aanta ku dhufatay qeybo kamid ah gobollada dalka u diray bulshada Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Minnesota: Xasan Shiikh oo la kulmay Soomaalida Minneapolis ee dalka Maraykanka Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Minneapolis ee Dalka Mareekanka waxa uu kulamo kula qaatay qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaalida halkaasi ku Nool. Madaxwayne Xasan ayaa Jaaliyada Soomaalida kala…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan: "Boko Haram tababar ayay ku qaataan gudaha Soomaaliya" Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku yaallaan Saldhigyo lagu tababaro jabhada Islaamiga ee ka dhisan Dalka Nigeria. Madaxwaynaha Dowladda ayaa dhinaca kale sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:War Tuur yare: “Al-shabaab ulama dhaqanno sida ay dadka ula dhaqmaan” Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in hannaan aan ka duwanayn sida Cadaalada u helaan Muwadiniinta Soomaaliyeed ay ula dhaqmaan raga lagu tuhmayo ku lug…
1 daqiiqo Sheeko:War Howgal xalay laga fuliyay magaalada Marka Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ayaa Xalay Howlgallo ka fuliyay Xaafadaha Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa ka danbeeyay markii Ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:War Shaqaaqo dhimasho sababtay oo mar kale ka dhacday Cabuudwaaq Wax garadka Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Beelihii waan waanta laga dhex waday ay sii kala Fogeyneyso Shaqaaqo Maanta ka dhacday Degmada Cabuudwaaq. Odayaasha oo kulan dag dag ku yeeshay…