Rasaas culus oo haatan laga maqlayo qeybo ka tirsan Muqdisho Sheeko:War Rasaas xoogan iyo dhawaqa hub culus ayaa xilligaani laga maqlaaya qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho. Rasaasta oo u muuqata iska hor imaad u dhexeeya laba dhinac ayaa ka dhaceysa Xaafadda… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Cali Seeko: Halaga qeyb qaato dib u dhiska xarunta Fiisha gufeerno Ururka Iskaashatooyinka Soomaaliyeed ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan UDHIS ayaa maanta agab dhismo gaarsiiyay xarunta dowladda Hoose ee Xamar halkaasi oo ay ka socoto howlo dib loogu…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq u diray dhalinyarada Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Somaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa sheegay in ay Dowladdiisu mudnaan weyn siineyso dhallinyarada oo uu ku tilmaamay in ay yihiin cudud aan looga maarmin nabadeynta,…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Garoowe Wafdi xildhibaano ah oo ka socda baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Xildhibaanadan oo gaaraya todobo mudane ayaa ka kala yimid magaalooyinka Muqdisho iyo…
6 daqiiqo Sheeko:War Wax qabadka Dowladda Soomaaliya ee todobaadkii tagay oo la soo saaray Wasiirka Warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Madeer oo aas qaran loogu sameeyay Muqdisho Waxaa maanta aas qaran Muqdisho loogu sameeyay Allaha u naxariistee xildhibaan Shiikh Aadan Madeer oo koox hubaysan ay shalay ku toogteen degmada Xamar wayne. Madaxda ugu saraysa dalka ayaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:War Garbahaaray oo laga mamnuucay in hubka lagu dhex sito Maamulka degmada Garbahaaray ee gobalka Gedo ayaa mamnuucay dhammaan noocyada kala duwan ee hubka lagu dhex sito gudaha magaalada Garbahaaray. Guddoomiyaha degmada Garbahaaray Iimaan Cadow ayaa u sheegay Goobjoog FM…
1 daqiiqo Sheeko:War Wada hadallo nabadeed oo maanta ka furmaya Cabuudwaaq Maanta ayaa lagu wadaa in maanta degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud uu ka furmo kulan lagu dhameystirayo wada hadallo lagu doonayo in lagu soo af meero xiisado gacan ka hadal…
1 daqiiqo Sheeko:War Qabanqaabada aaska Xildhibaan Madeer oo ka socota Muqdisho Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada aaska Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Madeer oo shalay dabley hubeysan ay ku dileen degmada Xamarweyne ee magaaladan Muqdisho. Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Madeer. Muqdisho, 01 Agoosto 2014-Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareyey dilkii maanta magaaladda Muqdisho ee Marxuum Sheekh Aaden Maxamed Madeer oo ka mid ahaa Xlidhibaanadda Baarlamaanka Federaalka…