U bood dhigaalka

Rasaas culus oo haatan laga maqlayo qeybo ka tirsan Muqdisho

Ogoosto 2, 2014

Rasaas xoogan iyo dhawaqa hub culus ayaa xilligaani laga maqlaaya qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho.

Rasaasta oo u muuqata iska hor imaad u dhexeeya laba dhinac ayaa ka dhaceysa Xaafadda Buula-xubey ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, waxana la ogeyn cidda ay dirirtu u dhaxeyso.

Wixii faahfaahin ah kala soco wararkeena dambe.