Taliska AMISOM oo ka war bixiyay howlgallo ay fuliyeen Sheeko:War Taliska AMISOM ayaa maanta sheegay in ay ku guulaysteen ka hortagista dilal magaalada Muqdisho ay ka fulin lahaayeen rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab. Afhayeenka Ciidamada AMISOM Kornayl Cali Aadan Xumud… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Raga Geela kaxeeya oo ka cabanaya lacago si sharci darro looga qaado Ganacsatada Geela ayaa maanta bannaan bax cabasho ah waxay ka dhigeen suuqa geela lagu iibiyo ee deegaanka siinka dheer, kadib markii sida ay sheegeen isbaarooyin badan oo lacago looga qaado…
2 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli oo ku baaqay joojinta dagaalka Deefoow Isagoo ku hadlaya magaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayuu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed wuxuu maanta tiiraanyo ka muujiyay dagaalka labada beelood ku dhex maray deegaanka Deefow,…
2 daqiiqo Sheeko:War Qaramada midoobey oo musuq ku eedeysay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya Kooxda la socodka cuna qabateynta saaran dalalka Soomaaliya iyo Eretria ayaa sheegay in musuq maasuq baahsan uu ka taagan yahay hay’adaha dowladda federaalka Soomaaliya. Warbixin kooxdan ay soo saartay ayay…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Khaatumo oo ka hadlay dagaal shalay ka dhacay duleedka Laas Caanood Hogaanka maamulka Khaatumo ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal shalay galinkii dambe deegaano hoos taga magaalada Laas Canood ku dhax maray ciidamada maamulkaasi iyo kuwo Somaliland. Wasiirka madaxtooyada maamulka Khaatumo Mukhtaar…
1 daqiiqo Sheeko:War Xisbiga CORD oo dalbaday ogaanshaha tirada askarata Kenya uga dhimatay Soomaaliya Xisbiga mucaaradka dalka Kenya ayaa ka dalbaday dowladda uu hogaamiyo madaxwayne Uhuru Kenyatta in ay soo gudbiso tirada askarta Kenyaanka ee ku geeriyootay howlgalka AMISOM ee ka socda dalka. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Qoraa Cabdul qaadir Oromo oo ku geeriyooday London Allaha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahayd Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday qoraagii caanka ahaa Ee Soomaaliyeed Cabdul qaadir Macalin Cismaan {Oromo}oo isagu muddooyinkaanba ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Xaalada deegaanka Deefow oo saaka degan Masuul u hadlay maamulka dowladda federaalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka gobolkaasi ay ka gaabiyeen soo afmeerida dagaallada salka ku haya qabaa’ilka ee ka taagan gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:War Qoysas Dan yar ah oo deeq afur ah loogu qeybiyay degmada Hodan Dan yar tabaalaysan oo ku dhaqan degmada Hodan ayaa maalintii 18-daad ee bisha Barakaysan ee Ramadaan ka faa’iidaystay raashin afurin ah oo ay bixinayso Bisha Cas ee Dowladda Imaaradka Carabta…
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda iyo baarlamaanka dalka oo bogaadiyay Goobjoog FM Wasaaradda warfaafinta, Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ururada bulshada Raydka iyo bahda Saxaafada ayaa si isku mid ah u bogaadiyay sanad guurada labaad ee Goobjoog FM. Hadal wasiirka warfaafinta…