2 daqiiqo Sheeko:War Magdhow la siinayo qoysaska ciidamada Kenya kaga geeriyooda Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa sheegtay in mag dhow lacageed la siinayo qoysaskii ay ka geeriyoodeen askartii kenyaatiga ahaa ee ku dhintay Soomaaliya. Wasaaradda difaaca dalka Kenya waxa ay xustay in ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:War Dr.Cabdiraxmaan Beyle oo qaabilay safiirka Kuuriyada koofureed [huge_it_slider id=”31″] Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Korea…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano xad gudub ku tilmaamay magacaabistii RW ee guddiga farsamada Kadib markii ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh uu xalay magacaabay guddiga farsamada ee maamulka KMG ee koofur galbeed, waxaa soo baxay durbadiiba xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaallo maanta xarakada Al-shabaab iyo AMISOM ku dhex maray deegaano ka tirsan Baay iyo Hiiraan Ilaa saddex ruux ayaa ku geeriyootay afar kalena way ku dhaawacmeen dagaal maanta Ciidamada Dowladda kuwa AMISOM iyo xarakada Al-Shabaab ku dhex maray deegaano hoos yimaada degmada Owdiinle ee Gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:War Bisha Cas ee Imaaradka oo Qoysas ku afurisay Muqdisho Dowladda Imaaradka Carabta ayaa maalintii 19-aad ka wada qeybo ka mid ah degmooyin ka tirsan caasimada Muqdisho ee Gobolka Banaadir qeybinta raashin bisil oo ay ugu tala gashay inay ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka arrimaha dibada xukuumadda oo ka warbixiyay safar uu ku tagay Spain Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar uu ku tagay xarunta dalka Spain ee Madrid. Masuuliyiin ka…
3 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan oo meel mariyay guddiga farsamada ee maamulka KMG ah ee gobollada koonfur galbeed Madaxweynaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa caawa sameeyay xaflad afur ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Machadka Heritage oo ka hadlay eedeymaha qaramada midoobey u jeedisay dowladda Mac-hadka cilmi baarista Heritage ayaa ku tilmaamay warkii ka soo baxay kooxda la socdka cuna qabateynta saaran Soomaaliya mid aan lagu kalsoonaan karin. Cabdiraxmaan Ceynte oo ah madaxa Heritage ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xaalada Jowhar oo maanta degan xilli xalay ay gudaha u galeen Al-shabaab Xaaladda magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose ayaa maanta degan kadib markii xalay saqdii dhexe ay gudaha u galeen degmadaasi rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab. Ciidamada ka tirsan xarakada…
2 daqiiqo Sheeko:War Jabuuti oo kordhinaysa ciimada ka jooga Soomaaliya Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa shaaciyay in 950-askari ay u diri doonaan dhawaan Soomaaliya si ay u xoojiyaan ciidanka kaga sugan gobolka Hiiraan ee qaybta ka ah…