52 Qof Oo Ku Dhintay Dibad Baxyo Ka Socda Itoobiya. Sheeko:Wararka Caalamka 52 Qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyada ka socda wadanka itoobiya gaar ahaan gobolka Orommada intii lagu guda jiray xaflad diimeed la soo bandhigay waa sida ay sheegeyso dowladda itoobiya. Goobjoogayaal… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxyaabo Laga Cabsi Qabo Doorashada 2016-ka October 3, 2016 Dhicista doorashada sanadkan kalsooni badan laguma qabi karo, marar hore ayuu jadwalka doorashada fashilmey, in mar kale wax qaldamaan waxaa ay noqotay caado, laakin markan arrinta sidii hore waa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump Oo $916 million Khasaaray, Kuna Raaxeystay Lacagtii Cashuuraha Hadal-heynta ugu badan Mareykanka waa sida Donald Trump aanu u bixin Cashuuraha wixii ka dambeeyay 90-meeyadii, Trump waxaa lagu leeyahay lacag hal Bilyan ka badan, intii uu bixin lahaa lacagtaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Socda Degmada Buurhakaba Ee Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran waxay ka wadaan degmada Buurhakabo ee gobolka Baay, kuwaasi oo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamada ayaa ku faafay xaafado ku yaalla duleedka degmada Buurhakaba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Shuruudo La Hor Dhigay Musharraxiinta Aqalka Sare Guddiga hirgelinta doorashooyinka Dadban ee Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha looga baahan yahay mas’uuliyiinta u tartamaya aqalka sare ee dalka. Guddiga ayaa sheegay in mas’uuliyiin xilala kale haya aaney u…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post Telesom oo doonaysay in ay fiber optic si sharci daro oo tuuga ah ku galiso somaliland lakiin nasiib daro waxay galaaf ten wasiirkii is gaadhsiinta & taliyihii ciidanka bada
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post Goobjoog magaceygu waa suufi Xasan.ee fadlen cinwaan aad maanta kusheegteen barnaamijkii shaqa doon Aryan rabaa oo ah shaqada koowaad idinkoo raali ah