1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Ciidanka Ammaanka Galmudug Oo Howlgal Dad Lagu Qabqabtay Sameeyey Howlgalkani oo lagu sheegay in lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa maanta halkaas ka sameeyay ciidanka ammaanka Galmudug. Wararka laga helayo Gaalkacyo ayaa ku warramaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbax Roobdoon Ah Oo Ka Dhacay Puntland Deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaa Puntland waxaa maanta ka dhacay banaanbax roob doon ah, kaasi oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Injineer Camey iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Gaaray Baydhabo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, waxgarad iyo shacab badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada B/weyne Dagaal u dhaxeeyay ciidan la sheegay iney ka wada tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Shaw oo dhanka Galbeed ka xiga magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dagaalkaan…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Oo Mar Kale Ka Hadlay Arrimaha Hiiraan Iyo Sh/dhexe Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaalka ayaa mar kale ka hadlay arrimaha la xiriira doorashooyinka Labada aqal ee gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir ka Tirsan Somaliland ” Waxbarashadii Gacansi Baan Ka Dhignay” Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Cabdillaahi Ibraahim habbane, ayaa walaac ka muujiyey tayo xumada waxbarashada Somaliland, isagoo xusay in waxbarashii maamulku noqday mid ganacsi ah oo sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Lagu Weeraray Xarumo Ciidan Oo Ku Yaalla Degaanka Ceelcali Ee Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya maanta degaanka Ceelcali ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in duqeymo loo geystay xarumo ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ay ku leeyihiin ay ka dhaceen…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ku Kala Aragti Duwanaaday Hakinta Howlihii Maamulka Galmudug Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay wareegto ka soo baxday madaxweynaha maamulka Galmudug oo uu ku joojiyay dhammaan shaqooyinka hay’adaha dowladda ee degaannada Mudug iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyaro Bakoorado iyo Midiyo Ku Hubaysan oo Dhibaato ku Haya Dadka iyo Ganacsiga Gudaha Magaalada Burco Dhallinyaro hubaysan oo koox koox u socta ayaa habeenkii waxay dhibaatooyin ka gaystaan gudaha magaalada Burco iyagoo boob iyo waxyeellaba iskugu dara dadka magaalada. Dhibaatadan oo taagnayd Lixdii bilood ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabi ” Ethiopia Nama Maamusho” Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa sheegay in siyaasiyiin qaar ay aamin san yihiin in Somaliland laga maamulin dalka Ethiopia, taasina aaney sax ahayn.…