1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Gedo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo waxay ka sameyeen deegaanno ku dhow degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Howlgalladan ayaa ahaa kuwo ka dhan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Hubeynaya Kooxda Kurdiyiinta Suuriya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa aqbalay inuu Maraykanka hubeeyo kooxda Kurdiyiinta si ay ula dagaallamaan ururka Daacish sida ay sheegtay wasaaradda gaashaadhigga ee dalkaasi. Afhayeen u hadashay wasaaradda gaashaadhigga Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Kobaca warshadaha iyo diiradda ganacsiga Kobaca warshadaha iyo diiradda ganacsiga
1 daqiiqo Sheeko:War Shacabka Muqdisho iyo ciidamada dowaladda Shacabka Muqdisho iyo ciidamada dowaladda
1 daqiiqo Sheeko:War Nin aragga La’ oo nolosha ke maareeya biyo uu dhaamiyo Nin aragga La’ oo nolosha ke maareeya biyo uu dhaamiyo
1 daqiiqo Sheeko:War Doorka jaamacadaha dalka iyo gurmadka abaaraha Doorka jaamacadaha dalka iyo gurmadka abaaraha
1 daqiiqo Sheeko:War Wareysi wasiirka arrimaha dibadda ee UK Wareysi ay Goobjoog la yeelatay wasiirka arrimaha dibadda ee UK
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Akhriso: Sooyaalka Wareegyadii La Gaarey Doorashada Madxweyneyaashii Soomaaliya (1960-2012) Maanta waxaa la dooranayaa Madaxweynihii 9-aad ee Soomaaliya, xusuusta ay Soomaalida doorashooyinkaasi u hayaan ma aha mid fudud, wejiyo badan oo doorasho ayaa dhacdey sida murashax keligiisa isla tarmayey iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Xanniban Xerada IFO Ee Kenya Qoysas Soomaaliyeed oo si iskood ah isku diiwaangeliyey iney dib ugu soo laabtaan dalkooda ayaa hadda waxay ku xanniban yihiin xerada IFO, iyaga oo aan haysan nolol wanaagsan. Dadkaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Itoobiya oo ku Dhawaaqday Saddex Cisho oo Baroor Diiq ah Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay 3 maalmood oo baroor diiq ah in loo sameynayo dadkii ku geeriyooday rabshadihii dhacay inta lagu jiray xaflad diimeed lagu qabtay meel u dhaw caasimadda…