3 daqiiqo Sheeko:War Job Announcement Organization Name: Physicians Across Continents (PAC) Location: Hodan district – KM5 Zoobe – AMIRA HOTEL Job Title 1: Assistant project Manager Duty Station: Mogadishu Deadline: 10-02-2015 Essential Requirements: 1- …
1 daqiiqo Sheeko:War Kulanka Baarlamaanka Maanta: Dhaarin Xildhibaan, Codeynta Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka iyo Xiritaanka Xawaalaha oo laga hadlay Baarlamaanka Soomaaliya fadhigiisa maanta waxaa uu ahaa mid aad u mashquul badan, ugu horeyn Ansixinta Ajendaha kadib waxaa la dhaariyay Xildhibaan cusub Mudane Cabdiwali Maxamed Ibrahim(Xaabsade) oo lagu badalay Aabihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Gaarka ah ee QM oo soo dhoweeyay ku dhawaaqidda golaha wasiirada cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Muqdisho, 29 Janaayo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ku dhawaaqidda Golaha Wasiirada Federaalka cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha…
7 daqiiqo Sheeko:War Gargaarka iyo Mashaariicda uu Turkigu ka fuliyey Soomaaliya Imaanshihii Ra’isulwasaaraha Turkiga Rajeb Tayib Erdogan ee Soomaaliya 19-kii Agoosto 2011-kii waxaa dabo socdey gargaar iyo mashaariic horumarineed kuwaasi oo baaxadooda iyaga oo kale aanan horey loo arag, waana kuwa…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin : Shaqaalaha Ajaaniibta oo Qaatay Shaqooyinka Yaryar ee Muwaadhiniinta Qaban Lahaayeen Tan iyo intii xasiloonida ay kusoo laabatay qeybo ka mid ah dalka, gaar ahaan caasimadda ayaa waxaa dalka yimid ajaaniib aad u badan oo soo shaqo tagay, kuwaasi oo ka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rwanda oo Kasoo Kabsatay Xasuuqii iyo Dagaaladii Sokeeye Maalmahan waxaa magaalada Kigali ee dalkaa Rwanda ka socda shirweyne ay isugu tageen illaa 100 qurba-joogta Soomaaliyeed, kuwaasi oo ka arrinsanayaa kaalintii ay ka qaadan lahaayeen dib u dhiska Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Warbixinta Ganacsiga ee Sanadkii 2014 (AKHRISO) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Warbixinta Sanadlaha ah Ee Ganacsiga. Warbixintaan ayaa ka hadli doonta 12-ka Bil ee Sanadkii Hore 2014, isbedalada ganacsi, gaar ahaan sarifka Lacagta iyo farqiga…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh “IGAD Waxay Marti u Tahay Dadka iyo Qaranka Soomaaliyeed” (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa fariin dhinacyo badan taabanaysay waxa uu u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Muqdisho. Fariintaan ayaa ku aadaneyd shirka wasiiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daa’uud Aweys “Ajandaha Shirka IGAD waa Arrimaha Soomaaliya” Afayeenka madaxweynaha Daa’uud Aweys oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegey in ajandaha shirka wasiiradda arrimaha dibada IGAD uu yahay arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan horumarka laga sameeyey xagga hawlgalada ciidamada, iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beyle “Shirkii Ugu Dambeeyey ee IGAD Waxaa Muqdisho Lagu Qabtay 1985-tii” Sii hayaha wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Beyle oo maanta soo dhaweynayay illaa 6 wasiiro arrimaha dibada wadamada IGAD ooh al diyaarad la wada socdey ayaa sheegey in uu…