1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka 53-aad Ee Wasiirada Arimaha Dibadda Dowladaha IGAD oo Muqdisho Ka Dhacaya (Dhageyso) Maalinta berri ah taariikhduna ay ku beegan tahay 10-ka bisha January ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho lagu qabto shirka wasiirada arimaha dibadda wadamada ku bahoobay IGAD kaa oo muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Eedeysay Dowladda Federaalka Iyo Shaki Ay Geliyeen Sii Socoshada Wadahadalka Labada Dhinac (Dhageyso) Wasaaradda Macdanta Somaliland ayaa si kulul uga hadashay war-saxaafadeed shalay kasoo baxay Wasaaradda Macdanta Iyo Batroolka dowladda Federaalka, kaa oo ku aadan in shirkad dalka Shiinaha laga leeyahay laguna magacaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Hanad Cali Guuleed iyo Faadumo Abukar Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Maamulka Madaxweyne Gaas Oo Sanad Jirsaday (Dhageyso) January 8, 2014: Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa ka dhacday doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland, xilalkaas oo ay kusoo kala baxeen madaxweynaha cusub ee Puntland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Cabdiweli Gaas Oo Sanad Jirsaday Iyo Munaasabado Laga Qaban Qaabinayo Garoowe Sanad ka hor maanta oo kale waxa ay ku beegan tahay markii xilka madaxweynaha maamulka Puntland loo doortay Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kaa oo xilka kala wareegay Maamulkii uu hogaaminayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Beeniyay In Ay Ka Qeyb Qaateen Dagaalka Deefow (Dhageyso) Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa waxba kama jiraan ku sheegay wararka qaar ee sheegaya in ciidamo ka mid ah dowladda Federaalka, gaar ahaan kuwa maamulkaasi ay ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Iyo Tifaftiraha Idaacadda Risaala Oo Maanta Dib u Helay Xurriyadooda Waxaa maanta dib u helay xurriyadooda agaasimaha iyo tifaftiraha Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho, kuwaa oo ku dhawaad Todobaad u xirnaa Hay’adda Nabad Sugidda. Agaasimaha Risaala Maxamed Cabdi Wahaab iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tababar Ku Sabaabsan Xanaaneynta Xoolaha Oo Maanta Lagu Soo Gaba Gabeeyay Magaalada Boosaaso (Dhageyso) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa maanta lagu soo gaba gabaayey Tababar loo qabanayay 20 qof oo ka kala yimid qaar ka mid ah degmooyinka gobalka Bari. Tababarkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Qasaare Sababay Oo Ka Dhacay Degmada Warta Nabadda Ee Magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya xaafadda Cali Kamiin Degmada Warta Nabadda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax Miino ah, kaasi oo qasaare dhimasho iyo dhaawac…