1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Difaacadda Uganda : 8 Askari Ayaa Nooga Dhimatay Weerarkii Xalane Sida uu faafiyey wargeyska New Vision ee kasoo baxa dalka Uganda, wasiirka difaaca dalkaasi Dr. Crispis Kiyonga ayaa sheegey in askar badan oo lagaga diley Soomaaliya iyo qalab badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Leyla Cismaan Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xaafadda Siliga Mareykanka Degmada Wadajir Ee Magaalada Muqdisho (Sawiro iyo Dhageysi) Dab xoogan ayaa goor dhaw oo galabta ah waxa uu ka kacay goob ay xaafadda Siligi Ameerikaanka ee degmada Wadajir ka deganaayeen dad barakacayaal ah, kaa oo qasaare geystay. Dabkaan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka Dowladda Federaalka oo Sharci Daro Ku Tilmaamtay Shirkad Macdan Ka Qodeysa Awdal (Dhageyso) War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda macdanta iyo batroolka ayaa lagu sheegey in shirkad dalka Shiinaha laga leeyahay oo lagu magacaabo ARC ay si sharci darro ah hawlo macdan qodis ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Degmada Baardheere Ku Toogtay Afar Qof Oo Ay Ku Eedeeyeen Basaasnimo Ciidamada Al-shabaab ayaa fagaare ku yaala degmada Baardheere ee gobalka Gedo waxa ay ku toogteen Afar Nin oo sy sheegeen in ay ahaayeen Basaasiin. Gudoomiyaha Maxkamada Ururuka Al-shabaab u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Guddi Wasiiro Ah u Magacaabay Amniga Gobalada Ay Maamulaan Kulan magaalada Baydhaba ay ku yeesheen golaha wasiirada ee maamulkaasi ayaa waxaa lagu magacaabay gudi dhanka amniga ah oo ka kooban ilaa shan xubnood oo ka mid ah wasiirada maamulkaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Uu Hogaaminayay Madaxa Golaha Amniga Midowga Afrika Oo Muqdisho Yimid, iyo Kulan Ay La Yeesheen Madaxweyne Xasan Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray wafdi ka socday midowga Afrika oo uu hogaaminayay Ismaaciil Jarguu (Ismail Cehrgui), oo ah oo ah madaxa golaha Amniga ee Midowga Afrika, waxaana lagu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Warbixin : Qeybta Dhimirka ee Isbitaalka Hargeysa oo Lagu Kordhiyey Waxbarasho Isbitaalka Hargeysa qeybtiisa dhimirka ee lagu dabiibo dadka qaba xanuunada dhimirka ayaa waxaa markii ugu horeysey lagu kordhiyey fasalo ay dadka bukaanka ah wax ku bartaan. Waxyaabaha dadkani la barayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Bini’aadanimo Oo La Sheegayo In Ay Haysato Shacabka Ku Dhaqan Deegaano Ka Mid Ah Gobalka Bakool (Dhageyso) Qaar ka mid ah degmooyinka gobalka Bakool ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay ka jirto xaalad Bini’aadanimo ka dib markii dadkii halkaasi ku dhaqnaa ay waaweeyn Raashhiin ay cunaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Macalin Wax Ka Dhiga Jaamacaddaha Muqdisho oo Qarax Miino Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho (Sawiro Iyo Dhageysi) Waxaa goor dhaw qarax Miino oo aad u xoogan lala eegtay mid ka mid ah Barayaasha mid ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhaawac xoogan soo…