3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin:- Naafada Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Oo Cabasho Ka Muujiyay Xaaladda Ay Ku Nool Yihiin (Dhageyso) Naafada ku nool magaalada Muqdisho ayaa xilligaan waxa ay la aad uga cabanayaan xaalad nolo xumo, taasi oo ay ugu horeyso cunno yari iyo caafimaad darro. Degmooyin ka tirsan gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Deegaano Ka Mid Ah Gobalada Gedo Iyo Bakool Oo Maalmo Badan Ka Dib Hawada Ugu Soo Laabatay Waxaa dib Hawada maanta ugu soo Laabtay Isgaarsiinta Deegaano badan oo ka mid ah gobalada Bakool iyo Gedo ka dib markii Al-shabaab ay xireen. Dadka ku dhaqan deegaanadaan ayaa maalmo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Ciidamada Puntland Oo Sheegay In Ay Xaqiijin Doonaan Amaanka Gal-gala Oo Dagaalo Ka Dhaceen (Dhageeyso) Saraakiisha ciidamada maamulka Puntland ayaa sheegay in ay xaqiijin doonaan amaanka guud ee Buuraha Gal-gala ee gobalka Bari, halkaasi oo maalmahaan ay ka dhacayeen dagaalo u dhaxeeya ciidamada maamulkaasi iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Lagu Tuhmayo Al-shabaab Iyo Miinooyin Lagu Qabtay Magaalada Kismaayo (Dhageyso) Hay’adda Nabad Sugidda maamulka KMG ee Jubba ayaa sheegay in magaaladaasi ay kusoo qabteen in ka badan 130 qof oo lala xiriirinayo Al-shabaab iyo sidoo kale Miinooyin. Saraakiisha Hay’adaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha AMISOM Ee Gobalka Hiiraan Oo Lagu Eedeeyay In Baladweyne Ay Ka Wadaan Dhul Bixin Sharci Darro Ah (Dhageys) Waaxda Dhul Bixinta maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay in saraakiil ka mid ah ciidamada AMISOM ay magaalada Baladweyne ka wadaan Dhulbixin Sharci Darro ah oo aanu maamulka waxba kala socon.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan iyo Cunno Yari Looga Barakacay Deegaano Ka Mid Ah Gobalka Mudug (Dhageyso) Dadkii ugu badnaa ayaa biyo la’aan iyo Cunno yari darteed uga soo barakacay deegaano ka mid ah gobalka Mudug, gaar ahaan deegaanada hoostaga deegaanka Bacaadweyne. Dadkaan ayaa horay ugu dhibanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiya oo ka qayb qaadanaya dhisida laamaha Garsoorka Soomaaliya Sii Hayaha wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Fadaraalka ee Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa booqasha ku jooga maalmahan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiya, ka dib markuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkad Soo Bandhigtey Xaafad-Magaalo Cusub oo Laga Dhisayo Muqdisho Shirkadda Al-Buruuj iyo Tan Hantida Ma Guurtada ah ee Salaam ayaa waxa ay magaalada Muqdisho kusoo bandhigeen naqshada xaafad dhan oo leh dhamaan adeegyada asaasiga ah taasi oo dadka laga…