1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gedo Oo Sheegay In Todobaad Ku Qabsan Doonaan Degmada Baardheer (Dhageyso) Saraakiisha dowladda Federaalka ee ku sugan gobalka Gedo ayaa sheegay in dagaal ay kula wareegi doonaan deegaan walba oo gobalkaasi ka mid ah, islamarkaana ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Maamulka KMG ee Jubba Oo Shil Gaari Ku Dhaawacmay (Dhageyso) Wasiir Ku xigeenka arimaha gudaha iyo amniga maamulka KMG ee Jubba Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa degmada Dooloow Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaan barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Laamaha Gurmadka Dowladda oo Degdeg Oga Jawaabay Dab Ka Kacay Hoteel Muqdisho Ku Yaala (Sawirro) Gaadiidka Dab Damiska, Ciidamada Booliska iyo Gaariga Gurmadka Degdegta ah ama Ablaasta ayaa muddo 9 daqiiqo gudahood ah ku gaaray goob hotel ah oo uu dab ka kacay magaalada Muqdisho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhri Magacyada Golaha Wasiirada ee Koonfur Galbeed oo Maanta La Magacaabay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa wasiirada intii ka dhimanayd. Afayeenka xukuumadda Koonfur Galbeed Siyaad Sheekh Cumaar Sheekh Daahir ayaa saxaafadda u akhriyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Midnimo Ee Magaalada Garbahaareey Oo Dhawaan Furmaya (Dhageyso) Magaalada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo ayaa la filayaa in dhawaan uu ka furmo Shirka Midnimo wejigiisa Labaad. Maxamed Aadan Cali Dheere oo ah Afhayeenka shirkaan ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Soo Dhameystiraya Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta la filayaa in uu soo dhameystiro xubnahii ka haray wasiirada maamulkaasi. Madaxtooyada magaalada Baydhaba waxaa haatan ka soconaya qaban qaabadii…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Oo Soo Bandhigtay Ruux Warbaahinta Qaar Ay Ku Sheegeen In Uu Qabo Ebola (Dhageyso) Qaar ka mid ah waxrbaahinta magaalada Muqdisho ayaa baahisay in tuulada Buuloshireey ee hoostagta degaanka Warmaxan, uu ku nool yahay ruux qaba cudurka Ebola oo dhibaato ku hayo Galbeedka Afrika.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid iyo Danjiraha Midowga Afriga Ee Soomaaliya Oo Arimo Badan Ka Wada Hadlay Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Danjiraha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa ka wada hadlay arimo badan ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Danjire…