3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Midoowga Afrika oo Ka Hadlay Weerarkii Xalane iyo Xil Ka Qaadistii Afhayeenkii AMISOM Col. Cali Xumad Ergeyga gaarka ah ee Midoowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maman Sadique oo maanta warfidiyeenada kula hadlayayaa ka hadlay weerarkii dagaalyahanada Alshabaab ay ku qaadeen xarunta AMISOM ee Xalane. Ergeyga ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanno Hoostaga Degmada Ceelwaaq Ee Gedo Oo Caafimaad Darri Laga Soo Sheegayo (Dhageyso) Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka degan Tuulooyinka Buusaar , Cawsquran , Gerilley , towfiiq , Indho-ceyl iyo Daarasalaam oo dhamaantood hoostaga degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Madaxa Looga Jiro Oo Walaalkiis Ku Dilay Degmada Jowhar Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe (Dhageyso) Nin la sheegay in madaxa looga yara jiray ayaa degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe waxa uu ku dilay walaalkiisa, ka dib muran soo kala dhex galay. Aabe Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Farxiya Cabdalla Muumin iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Laga Dalbaday Wax Ka Qabashada Bur Burka Wado Gasha Isbitaalka Degmadaasi (Dhageyso) Maamulka Isbitaalka degmada Afgooye ayaa ka dalbaday maamulka degmadaasi in ay wax ka qabtaan bur burka wado gasha Isbitaalkaasi, taasi oo dhibaatooyin ku qabaan. Agaasimaha guud ee Isbitaalkaan Nuur Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Sheekh Abshir Cumar Cadullaahi Oo Ka Hadlay Muhiimadda Bisha Mowliid Sanad walbo marka la gaaro Bisha Mowliidka ama Sadaxaad ee Hijriga waxa laga xusaa Dalalka Islaamka oo ay ku jirto Soomaaliya dhalashada Nabigeena Muxamma Nabad Galyo iyo Naxariis Korkiisa ha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin Gar Gaar ah Oo Maanta Laga Qeybinayo Degmada Buulo-burde Ee Gobalka Hiiraan (Dhageyso) Waxaa maanta lagu wadaa in degmada Buulo-burde ee gobalka Hiiraan laga qeybiyo raashiin gar gaar ah, kaa oo dhawaan halkaasi ay si xoog ah ku geeyeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Raashiinkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Isbitaalka Gaalkacyo Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Caafimaad Macalimiin Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Magaaladaasi (Dhageyso) Maamulka isbitaalka Magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xaaladda caafimaad macalimiin maalin kahor qarax lagula eegtay magaalada Gaalkacyo, kuwaa oo Soomaali iyo Kenyaati…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Degmada Guriceel Oo Beeniyay In Uu Khilaaf Kala Dhaxeeyo Dowladda Federaalka (Dhageyso) Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Guri-ceel ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in Khilaaf uu kala dhaxeeyo dowladda Federaalka ah. Guddoomiye xigeenka degmadaasi Cali Baashi Aadan Diiriye ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fariin Loo Diray Wasiirada Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Golaha guurtida Odayaasha dhaqanka ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay magacaabista wasiirada maamulkaasi iyaga oo sidoo kale fariin u diray xubnahaan cusub. Afhayeenka Golahaan Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo…