1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/qaadir Siidii “Dowladda Ma Hoostago Ee Koonfur Galbeed Ayaan Amarka Ka Qaadanayaa” (Dhageyso) Gudoomiyaha Gobalka Shabeelah Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in maamulkiisa xilligaan uu toos u hoostago maamulka Koonfur Galbeed, amarkana halkaasi uu ka qaadanayo. Gudoomiyaha oo u waramayay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Ismaaciil Maxamed Samatar. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysa kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abuukar Cabdi iyo Aweys Aar. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Hore Iyo Odayaal Dhaqameed Magaalada Baladweyne u Tagay Sidii Loo Xalin Lahaa Dagaalka Deefoow (Dhageyso) Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray Odayaal iyo xildhibaano horay uga mid ahaa Baarlamaanadii KMG, kuwaa oo ka amba baxay magaalada Muqdisho, si loo xaliyo dagaalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Macalin Fiqi Oo Sheegay In Deegaano Ka Mid Ah Mudug Iyo Gal-gaduud Dadka Ku Sugan Ay Xaalad Adag Ku Noolyihiin (Dhageyso) Axmed Macalin Fiqi oo haatan ah musharax u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka la filayo in loo dhiso gobalada Mudug iyo Gal-gaduud ayaa faah faahin dheer ka bixiyay deegaano ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Guri-ceel Ee Gobalka Gal-gaduud Dibadbax sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ayaa maanta ka dhacay degmada Guri-ceel ee gobalka Gal-gaduud, kaasi oo ay dhigayeen shacab aad u badan. Shacab diidan in ciidamada Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hogaamiyaha Maamulka KMG Ee Jubba Oo Sheegay In Sanadkaan Kusoo afjari doonaan Dagaalada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Hogaamiyaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Madoobe ayaa sheegay in sanadkaan gudahiisa ay soo afjari doonaan guud ahaan dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab ee gobalada Jubooyinka iyo Gedo. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Jabuuti oo Heshiis La Gaartay Mucaaradka Dalkaasi War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada dalka Jabuuti ayaa lagu sheegey in dowladda ay heshiis la gaartay xisbiga mucaaradka ee dalkaa USN kadib wadahadalo socdey muddo 18 bilood ah. Heshiiska…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin : Baabuurka Jante Finti Kuwaataro oo Dariiqyada Muqdisho Ka Dhamaaday Jante Finti Kuwaataro ama 124 Baabuurkii ahaa kan ugu badan ee mara waddooyinka waaweyn ee caasimadda ayaa maanta ah mid ay dadku ku diimayaan, waxaana guud ahaan magaalada laga heli…