3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Af-Soomaaliga iyo Isticmaalkiisa Dhalinyarada Waxaa dhawaanahan soo kordhaya walwalka laga qabo Afka Soomaaliga, iyada oo golayaal kala duwan lagu soo hadal qaado sidii Afka Soomaaliga loo xifdin lahaa, islamarkaasina loo badbaadin lahaa mustaqbalkiisa. Iyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasn Sheekh iyo Sheekha Azhar Ahmad al Tayyib oo Qaahira uga Wada Hadlay Deeqaha Waxbarasho ee Ardayda Soomaalida Azhar Siiso iyo Arimo Kale Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekhul Azhar Ahmad al Tayyib ayaa magaalada Qaahira ku yeeshay kulan si aad ah Saxaafadda uga hadashay. Al-azhar waa Machad iyo Jaamacad, waxaa dhigto…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saldhig Booliis oo Laga Furey Degmada Shibbis ee Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa maanta xariga ka jaray saldhig booliis oo ay yeelanayso degmada Shibbis ee gobolka Banaadir taasi oo aanan horey u lahayn saldhigga. Guddoomiye Xasan Maxamed Xuseen Muungaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Radio Muqdisho “Zakariye Waxa uu Ku Jiraa Gacanta NISA” Warbaahinta ku hadasha afka dowladda, gaar ahaan bogga idaacadda Raadiyoow Muqdisho ee Radiomuqdisho.net oo soo xiganaysa warsaxaafadeed ay soo saartay hey’adda NISA ayaa hadda faafiyey in Zakakiye Ismaaciil uu ku…
5 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin : Meherka Masaafada iyo Dhalinyarada Muqdisho Masaafada waa dhaqan soo jireen ah oo diinta iyo hidaha Soomaaliyeed lug ku leh,islamarkaana qoowmiyado badan oo dunida ka jira ay ku dhaqmaan sida Hindida oo kale . Sababo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar Ardayad Ahayd Oo Lagu Dilay Degmada Dharkeenleey Ee Magaalada Muqdisho Koox hubaysan ayaa maanta degmada Dharkeenleey gaar ahaan xaafadda Dabakaayo Madoow waxa ay ku dileen Gabar Ardayad ahayd, taas oo dhawaan ka qalin jabisay mid ka mid ah Jaamacadaha ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Sarkaal Ka Mid Ahaa Al-shabaab Oo Dhawaan Dowladda Isku Soo Dhiibay (Dhageyso) Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidaada Kenya ay la wareegeen gacan ku hayanta Sakariye Ismaaciil oo ka mid ahaa Al-shabaab, kaa oo dhawaan dowladda Federaalka isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Salaad Cismaan iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Dowladda Ee Guriceel Oo Sheegay In Ahlu-sunna Ay Shuruud Ku Xirtay Ka Mid Noqoshada Dowladda Federaalka (Dhageyso) Maamulka degmada Guriceel ee dowladda ayaa sheegay in Ahlu-sunna Waljameeca ay shuruud ku xireen ka mid noqoshada dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Cabdulaahi Warsame Faarax oo ah Gudoomiye ku xigeenka degmadaasi…