1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan oo Sheegey in Ay Isu Bahaysanayaan Hiigsiga 2016-ka Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo kan Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa sheegey in heeshiis hordhac ah oo ay labada maamul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda iyo Baarlamaanka oo Isku Mari La’ Miisaaniyadda 2015 Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa doodii ugu weyneyd ka keeney miisaaniyadda 2015-ka taasi oo ay baarlamaanka horkeentey wasaaradda maaliyadda, waxaana maanta baarlamaanka hortiisa lagu maraanmaray wasiiru dowladaha maaliyadda Soomaaliya mudane Cabdullaahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Aweys Aar iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari Iyo Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya Oo Arimo Dhowr ah Ka Wada Hadlay Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku yeeshay Gudoomiyaha Baaramaanka Ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, iyaga oo arimo badan ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud Ee Jaamacadda Carabta Oo Ka Wada Hadlay Arimo Dhowr Ah (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Qahira ee dalka Masar ayaa kulan halkaasi kula yeeshay xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Nabiil Al-carabi, iyaga oo arimo badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo Heshiis Kala Saxiixdey (Akhriso Qodobada) Waxaa maanta magaalada Kismaayo dib oga laabtay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, kaasi oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogey halkaasi, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Caddaalada Puntland oo Sheegey in Maxaabiis Xabsi Laga Siidaayay Wasiirka Caddaalada Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame oo shalay ka hadlayay madasha la xisaabtanka xukuumadda Puntland ayaa sheegey in xabsi ku yaala Garoowe ay kasii daayeen maxaabiis badan, kuwaasi oo loo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin : Soo Nooleynta Dhaqanka iyo Dhibta Maanta Heysata (Dhageyso) Inkasta oo wax kasta oo heybad iyo dowladnimo ah ay Soomaaliya ka burbureen, ayaa laakiin waxyaabaha wali lagu naaloon karo ee nool waxaa ka mid ah hidaha iyo dhaqanka Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Isbitaal Laga Hirgeliyo Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan Oo La Dhagax dhigay (Dhageyso) Dhismaha Isbitaal cusub oo laga dhisayo degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan ayaa la dhagax dhigay, kaas oo bulshada ku dhaqan degmadaasi loogu tala galay in uu ka haqabtiro baahida dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Wadaad Muslim Ah Oo Laga Helay Magaalada Embu Ee Dalka Kenya Wadaad lagu magacaabayay Maxamed Cali Kheyr ayaa meydkiisa laga helay Magaalada Embu oo qiyaastii 120 Kiilo Mitir dhanka Waqooyi bari kaga beegan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wadaadkaan Meydkiisa la…