1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Bilaabay Ka Doodista Miisaaniyadda 2015 (Dhageyso) Gudiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xildhibaanada Baarlamaanka waxa ay u akhriyeen miisaaniyad sanadeedka 2015 ee dowladda Federaalka. Guddoomiyaha Guddig Maalliyadda ee Barlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Suleymaan Maxamed Sheekh Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Maxkamada Afgooye “Aniga Kula Hadlayo Seddax Sano Gurigeyga Ma Tagin” (Dhageyso) Gudoomiyaha Maxkamada degmada Afgooye ayaa maanta Goobjoog Fm uga warbixiyay arimo badan oo ku saabsan xagga amaanka, dacwooyinka ay qaadaan iyo arimo kale oo dhanka Garsoorka la xiriira. Wariyaheena Munasar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiid Ku Xaniban Jalalaqsi, Darawaladii waday Qaarkood Oo La Kulmay Dil Iyo Dhaawac (Dhageyso) Gaadiid waday raashiin Gar gaar ah ayaa ku xaniban degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan, ka dib markii raashiinkaasi ay ka qaadeen magaalada Muqdisho, waxaana darawaladii ay la kulmeen dil iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Dheeraad Oo Laga Helay Dab Ka Kacay Magaalada Burco Ee Gobalka Togdheer (Dhageyso) Dab qasaare hantiyadeed geestay ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka kacay magaalada Burco ee gobalka Togdheer. Dabkaan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa wararka waxay sheegayaan in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hindise Sharciyeedka Gudiga Doorashooyinka oo Maray Akhrintii Labaad Kulan uu yeeshey baarlamaanka ayaa lagu soo bandhigey hindise sharciyeedka gudiga doorashooyinka madaxa banaan kaasi oo hadda maraya akhrintiisii labaad. Xildhibaan Cabdi Cali Xasan oo ah guddoomiyaha gudi hoosaadka baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Duleedka Degmada Xarardheere ee gobalka Mudug (Dhageyso) Koox Hubaysan ayaa qof la sheegay in uu shacab ah yahay waxa ay ku dileen deegaan 30-km u jirta degmada Xarardheere ee gobalka Mudug. Mid ka mid ah dadka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin Ku Saabsan Farqiga u Dhaxeeya Caruurta Waalidkooda La Nool Iyo Kuwa Ku Nool Darbiyadda Magaalada Muqdisho ee caasimada dalkeena waxaa ku nool caruur aad u badan, kuwaa oo Laba loo kala qaaday qaabka noloshooda, waxa ayna kala yihiin kuwo waalidkooda ama ehladooda la jooga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan diin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abuukar Cabdi iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qaban Qaabada Shirka Maamulka u Sameynta Mudug Iyo Gal-gaduud Oo Cadaado Ka Socota (Dhageyso) Degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud waxaa ka soconaya qaban qaabadii ugu dambeeysay shirka la doonayo in maamul loogu sameeyo gobalada Mudug iyo Gal-gaduud. Waxaa la dareemayaa mash’uul aad u badan…