1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Jubbaland oo Dib u Dhigey Ka Doodista Xeer Hoosaadkooda Kulan ay isugu yimaadeen xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland ayaa lagu soo bandhigey qoraalka xeer hoosaadka uu yeelanayo baarlamaankan, balse dood dheer kadib waxaa dib loo dhigey in hawshiisa la guda galo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM oo wiil 14 sano jir a ku dilay xaafadda Towfiiq Ciidamada AMISOM ee saldhiga ku leh tuulada ciyaaraha ee Muqdisho ayaa galabta waxay qof rayid ah ku dileen xaafadda Towfiiq. Wiilka oo lagu magacaabi jiray Maxmed Bashiir Axmed, ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Oo Xubno Bulshada Ka Tirsan Kula Kulmay Xaafadaha Gaalkacyo Qaarkood “SAWIRRO” Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho qaadatay mudo todobaad ah ku jooga magaalada Gaalkacyo ayaa maanta booqasho ku tagay xaafadda Dahraan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga oo Waraaqihiisa Ka Guddoomey Safiirka Cusub ee Soomaaliya Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Mudane Maxamed Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa waraaqadiusa aqoonsiga ka gudoomey madaxweynaha Turkiga Mudane Rajep Tayip Erdogan. Danjire Maxamed Cabdullaahi ayaa badalaya safiirkii horey halkaasi u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya ee K/Afrika oo Xilka La Wareegey Kulan uu Xafiiska kula wareegayay Danjiraha cusub ay Dowladda Soomaaliya u magacaabday Dalka K/Afrika ayaa lagu qabtay Xarunta Safaaradda ee Magaalada Pretoria. Kulankan shaqada uu kula wareegayay Danjire Jamal Mohamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Qaramada Midoobey oo Dhinacyada Mooshinka ugu Baaqay Wada Hadal Ergayga-Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Mr. Kay ayaa soo dhoweeyay sida waxtarka leh ee ay dhammaan dhinacyadda oo dhan ay oogu howshoonyihiin sidii ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo Soomaali Ka Saaraya Liiska Dadka Ka Caaggan Duulimaadka Wasaaradda amniga gudaha Maraykanka ayaa biloowdey qorshe cusub oo ay ku tirtireyso magacyada dad tiro badan oo ku jira liiska dadka ka caaggan duumilaadyada sababo la xiriiro tuhuno laga qabo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Kenya oo Hawlgal Ciidan Ku Qaaday Keyn Lagu Tuhmayo Alshabaab Dowladda Kenya ayaa biloowdey hawlgal ay ku sifeyneyso keyd lagu magacaabo Boni oo ku taala dalkaasi halkaasi oo la sheegey in ay ku dhuumaaleeysanayaan dagaalyahano ka tirsan Alshabaab, kuwaasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Dib Loogu Dhigey Shirkii Wadatashiga Kismaayo ? Warar dheeraad ah oo ay Goobjoog ka heshey shir maanta ka furmey magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in la’isku afgaran waayay hore u wadista shirka, lana go’aamiyey in dib loo dhigo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka oo Kaalin Laga Siinayo Hawlaha Doorashooyinka Kadib kulamo dhexmaray guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka iyo ururada bulshada rayidka ah ayaa waxaa la’isku afgartay wadashaqayn dhexmarta labada dhinac, iyada oo ururada kaalin laga siinayo hawsha qabanqaabada…