2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jaamacadda Kismaayo oo Codsanaya in AMISOM ay Ka Guurto Dhismaha Jaamacadda Ilaa iyo intii ciidamad Kenya ay soo galeen magaalada Kismaayo sanadkii 2012-kii waxaa gacanta Jaamacada Kismaayo ka maqnaa dhismihii xarunteeda dhexe ee jaamacadaas ka dib markii ay saldhig militiri ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada oo Sharciga Argagixiso La Dagaalanka Ku Tilmaamay Mid Dastuurka Ka Taloowsan Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si carro leh aragtidooda uga dhiibtey sharciga argagixiso la dagaalanka oo ay wasaaradda amniga gudaha horgeysey baarlamaanka si uu u maro akhrintiisa koowaad. Kulanka 22-aad…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug oo Ka Fariistey Wax Ka Badalka Dastuurka Kulan ay maanta yeesheen golaha wakiilada maamulka Galmudug oo ka dhacay Cadaado ayaa waxaa loo qeybiyey nuqulo ka mid ah dastuurka Galmudug ee horey loo ansixiyey si wax looga badalo.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanduuqa Dib u Dhiska Soomaaliya oo La Qorsheynayo in La Furo Saraakiil ka tirsan wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya ayaa Goobjoog News u sheegey in dhawaan la qorsheynayo in la furo sanduuq dib u dhib u dhiska Soomaaliya, kaasi oo dadka Soomaaliyeed…
8 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mugga ay Leedahay Booqashada Obama ee Bariga Afrika Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa soo gaaray dalka Kenya, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey , waxaana u bilaabanaysa booqasho labo maalmood ah uu ku joogayo dalka Kenya, mudada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa sidee xaalada qaxootiga soomaaliyeed ee ku nool magaalada Mukalla ee gobolka Xadra-Mowt Magaalada Mukalla ee dalka Yeman waxa ay kamid tahay meelaha ugu badan oo ay ku soo qaxeen qaxootigii ugu badnaa ee soomaaliyeed ee ku noolaa magaalooyinka kale ee dalkaasi Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo Gaaray Nairobi Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi halkaasi oo loogu sameeyey soo dhaweyn balaaran. Waxa sidey diyaarada ciidamada cirka Maraykanka ee loo yaqaano Airforce 1,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ahlu Sunna oo Dagaal Kula Wareegey Caabudwaaq Ciidamada Ahlu Sunna Wal Jamaaca ayaa dagaal kula wareegey magaalada Caabud Waaq ee gobolka Galgaduud halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku hardamayeen ciidamo kala duwan. Xasan Maxamuud Warsame waa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Wadahal ugu Baaqay Ahlu Sunna Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadalo ugu baaqay ururka hubeysan ee heysta qeybo ka mid ah gobolada dhexe ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca, kaasi oo dagaalo kula jira ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Olimbikada Adduunka oo Laga Xusey Soomaaliya (Sawirro) Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa maanta muqdishio ku qabtay ciyaarayo lagu xusayo maalinta Olombikada Adduunka oo ku beegnayd 23 June, basle sanadkan ay GOS dib u dhigeen maadaama ay maalintani…