1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug oo La Caleemo Saaray Xaflad si balaaran loosoo agaasimey oo ka dhacday magaalada Cadaado ayaa lagu caleemo saaray madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo 4-tii bishan xilka loo doortey. Waxaa caleemo saarka ka qeybgalay…
5 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Siyaasaddii Reer Galbeedka ee Suuriya oo Isbadashay Kadib Heshiiskii Nuyuukleerka ee Iran Tan iyo intii dhawaan la saxiixay heshiiskii hubka Nuyuukleerka ee Iran iyo Reer Galbeedka, xalna laga gaaray murankii muddada aadka u dheer taagnaa, ayaa waxaa soo baxaya ifafaalooyin muujinaya isabadalo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Baardheere oo Durba Lagu Hardamayo Maamulkeeda Shalay waxaa si rasmi ah loola wareegey magaalada Baardheere oo ay gacanta ku hayeen xooggaga Alshabaab kuwaasi oo ka talinayay muddo 7 sano ah. Hase yeeshee 24 saac ka yar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey Rooble Colhaye oo Geeriyoodey-Akhri Taariikdiisa Waxaa geeriyoodey Rooble Colhaye oo ahaa safiirkii waqtigii ugu dheeraa ee fadhiyey dalka Maraykanka isaga oo ahaa ergeyga joogtada ah ee Jabuuti u fadhiya Qaramada Midoobey iyo safiirka Jabuuti ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ceel Ku Dhacay oo Badbaadintooda Lagu Mashquulsanyahay Degmada Kaaraan Wararka naga soo gaaraya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in saraakiisha dowladda ay ku hawlanyihiin sidii ay usoo badbaadin lahaayeen labo qof oo la sheegey in ay ku…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Dilalka Dadka Rayidka ah ay u Geysato AMISOM 2014/2015 Ciidamada nabad illaalinta AMISOM ee ku sugan magaalada Marka ee xarunta Shabeelada Hoose ayaa lagu soo waramayaa in ay toogasho ku dileen dad ka badan 10 qof oo rayid ah,…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Qaxootiga Yemen oo Xerooyin Looga Furayo Soomaaliya (Sawirro) Soomaaliya oo muddo dheer ka mid ahayd dalalka ugu badan ee soo saara qaxootiga, iyada oo xerada ugu weyn ee qaxooti adduunka ay dadka ku jira yihiin Soomaaliya ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Favori ee Maamusha Garoonka Aadan Cadde oo Loogu Baaqay in ay Shaqaaleysiiso Soomaalida Xaflad balaaran oo lagu qabtay garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ayaa loogu mahadceliyey, laguna bogaadiyey shirkadda Turkiga laga leeyahay ee Favori, waxaana lagu amaanay shaqada wanaagsan ee ay shirkadaasi qabatay. Guddoomiye…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gen.Muxyadiin Axmed oo hubkii iyo ciidankii wareejiyay Kulan galabta oo Isniin ah ka dhacay duleedka Konfur Bari Garowe ayaa salka ku hayay wareejinta hubkii iyo ciidankii uu hoggaaminayay Taliye ku xigeenkii hore Booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Mushaarka Madaxda oo La Dhimayo %45 , Kan Shaqaalaha Rayidka ahna %25 Kadib kulan ay axaddii (19-07-2015) yeesheen golaha wasiiradda oo uu shir guddoomiyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa lagu go’aamiyey in la dhimo mushaarka iyo waliba qarashaadka ku baxa…