2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir : Kuliyadda Booliiska Carmo waa Meelaha ay Dowladda Federaalka Ku Faanto Wasiir ku xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamud Xayir Ibraahim iyo guddoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa booqday Kuliyadda Tababarka Ciidanka Booliska, Isbitaalka guud ee degmada, iyo…
6 daqiiqo Sheeko:Aragti Haweeney Soomaaliyeed oo Ka Macaashtey Ka Ganacsiga Bas Baaska? Sacdiyo waa hooyo Soomaaliyeed oo muujisay awooddaha ay leeyihiin dumarku. Haddii ay maanta hesho garab istaagga ay uga baahan tahay dadkeeda Soomaaliyeed, waxey ka mid noqon kartaa shaqsiyaadka guuleystay ee adduunyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo Qodobo Laga Soo Saaray War qoraal ah oo dhawaan kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegey in shirkii magaalada Garoowe oga socdey xukuumadda federaalka iyo maamul goboleedyada Jubbaland iyo Puntland la’isku waafaqay qodobo…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha oo Qaabiley Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf u sameeyey guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo xildhibaano baarlamaankaasi ka mid ah, waxaana cashada ka qeybgalay guddoomiyaha baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Jowhar oo Xabsiga u Taxaabay Xaaska iyo Carruurta Askari Qof Shacab ah Diley, Kadibna Baxsaday Sida uu kusoo waramayo wariyaheena Jowhar, waxaa xabsiga loo taxaabay xaaska iyo carruurta askari maalintii khamiistii qof shacab ah ku diley magaaladaasi, kadibna baxsaday. Dilka ayaa waxaa ka dhashay banaanbaxyto…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Ka Tirsan Goobjoog FM oo Laga Soo Siidaayay Xabsiga Jowhar Wariyaha Goobjoog ee gobolka Shabeelada Dhexe Aadan Xuseen Daa’uud ayaa xalay saqdhexe laga siidaayay xabsiga magaalada Jowhar kadib markii maamulka dowladda federaalka ee gobolkaasi ay shalay xabsiga u taxaabeen. Wariyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaal Lagu Xirey Jowhar iyo NUSOJ oo Cambaareysey Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta si kulul u cambaareeyay xarrigga Tifaftirihii iyo Agaasimihii Idaacada oo maamulka gobolka Shabeelada dhexe ugu geystay magaalada Jowhar, uguna baaqay inay si…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waxba Kama Ogaan Kartid Muqdisho Adiga oo Aanan Banaanka Uga Bixin Dadka Muqdisho ku nool ama soo booqda waxaa laga yaabaa in ay ku gaabsadaan ka warqabista xaafadaha magaalada iyo meelaha muhiimka ah, laakiin xaqiiqda waxa ay tahay in taasi aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin : Qasaaro Ka Dhashay Iska Hor Imaadyo Ka Dhacay Buulo Mareer iyo Gobweyn Shabeelada Hoose Labadii habeen ee lasoo dhaafay waxaa qeybo ka mid ah gobolka Shabeelada Hoose, gaar ahaan deegaanada Buulo Mareer iyo Golweyn ka dhacayay iska hor imaadyo kala gaar gaar ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Dowladda Federaalka oo La Ciideystey Shacabka Carmo, Bari Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xill. Maxamud Xayir Ibraahim oo ka mid ahaa waftigii Ra’iisul Wasaaraha ku wehliyey safarkii uu ku tagay deegaanada Puntland ayaa kula tukaday…