1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda Culumada oo Shaaciyey in Bari Ciid Tahay Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in maalinta barito ah oo maalin ah ay tahay Ciidul Fidriga , taasi oo loo dabaaldego dhamaadka bisha barakaysan ee Ramadhaan. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerarkii Cirka ee Baardheere War lagu baahiyey warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegey in hey’adda nabad suggida NISA unug ka tirsan ay ka dambeeyeen duqeyntii xagga cirka ee xalay ka dhacday meel 35km u jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya : Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya Xad Gudub Ayay Nagu Hayaan Wasiirka warfaafinta dalka Kenya Fred Matiang’I oo maanta hadlay maanta ayaa eedeyn u jeediyey shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya, wuxuuna ku eedeeyey in ay shucaac iyo qalqal ku furayaan kanaalada isgaarsiinta dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere : Diyaaradaha Drones-ka oo Duqeymo Ku Diley Saraakiil Al-Shabaab Warar hadda soo baxaya waxa ay sheegayaan in diyaarado looga shakisanyahay in ay yihiin kuwa Maraykanka ee aan duuliyeyaasha lahayn ee Drones-ka ay duqeymo ka geysteen meel 35km u jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isulwasaare Cumar Cabdirishiid oo Ciidda ku Tukanaya Qardho Wararka laga helayo magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in Ra’isulwasaare Cumar Cabdirashiid oo dhawaanahan halkaasi u joogey wadahadalo dhinacyo badan leh in uu usii talaabayo magaalada Qardho. Arrintani ayaa…
7 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Xambaarsanyahay Heshiiska Hubka Nuyuukleerka ee Iran ? Waxaa dhawaan la saxiixay heshiiskii intii muddo ahba laga wardhawrayay ee hubka halista ah ee Nuyuukleerka dalka Iran la sheegey in ay heysato, haddaba waxaa la’isweeydiin karaa muxuu ka dhiganyahay…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari oo Booliiska Uga Digey In Ay Siyaasadda Ku Lug Yeeshaan Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa markii koowaad la kulmey taliyeyaasha booliiska gobolada oo uu hoggaaminayo tliyaha booliiska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud. Guddoomiyaha ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa AMISOM oo Qabsaday deegaan 50KM u Jira Baardheere Wararkii ugu dambeeyey ee kasoo baxaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee ka socda Kenya iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in ay la wareegeen deegaanka Tarako oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraalkii Ka Gadoodey Ciidamada Puntland oo Garoowe Lagu Soo Dhaweeyey Jeneraal Muxyadiin Axmed Muuse oo muddo labo bilood ah isaga iyo ciidamo uu hoggaaminayo ay duurka ku jireen iyaga oo gadoodsan ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Kumaandoos ah Oo Tabobar Looga Furey Deegaanka Jazeera Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal Cabdiqaadir Cali Diini ayaa maanta deegaanka Jazeera ee Shabeelada Hoose tabobar oga illaa 100 askari oo ah kuwa sida gaarka loo tabobarayo ee loo yaqaano Danab.…