1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Sheegtey In Aysan Aqoonsan Doonin Guddiyada Madaxa Banaan ee Federaalka War murtiyeed kasoo baxay kulan ay yeesheen golaha wasiiradda ee Puntland ayaa lagu sheegey in Puntland aysan aqoonayn guddiyada madaxa banaan ee federaalka ee dhawaan baarlamaanka ansixiyey, kaasi oo sida…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo Muqdisho u Yimid Casuumaad Ay Ka Heleen Baarlamaanka Federaalka Waxaa markii ugu horeysey magaalada Muqdisho yimid wafti uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casar iyo guddoomiye ku xigeenkiisa mudane Xareed kadib markii ay casuumaad ka heleen baarlamaanka federaalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaalida Mareykanka oo Codsatay Wax Laga Badalo Sida Loo Maxkamadeynayo Dhalinyarada Daacish Baxsadka u ah Hoggaamiyeyaasha Soomaalida gobolka Minessota ee dalka Mareykanka ayaa dalbatay in wax laga badalo qaabka loo maxkamadeynayo dhalinyaro lasoo qabtay iyaga oo usii baxsanaya dhanka kooxda Daacish in ay ku biiraan.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada ee Sucuudiga oo Geeriyoodey Amiir Sucuud Al-feysal oo ahaa wasiirkii ugu xiliga dheeraa ee meel ka mid ah adduunka wasiir arrimo dibadeed ka noqda , kana ahaa dalka Sucuudiga ayaa geeriyoodey kadib 4 bilood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isulwasaare Ku Xigeenka oo Dhageystey Cabashooyin Ka Jira Gudaha Wasaaradda Hawlaha Guud Maxamed Cumar Carte Qaalib oo sii wada kormeerkii uu ku tagayay wasaaradaha dowladda ayaa booqdey wasaaradda hawlaha guud, wuxuuna warbixino ka dhageystey agaasimeyaasha iyo wasiirka wasaaradda. Wasiirka hawlaha guud Injineer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qeybdiid oo Ciidamada Galmudug Kula Dardaarmey in Ay La Shaqeeyaan Madaxda Cusub (Sawirro) Cabdi Cawaale Qeybdiid oo ka mid ahaa musharixiintii looga adkaaday tartankii doorashooyinka Cadaado ayaa booqdey xero ciidan oo ku taala magaalada Gaalkacayo, halkaasi oo uu kula hadlay boqolaal ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna oo Dhoolatus Ciidan Ka Sameysey Dhuusamareeb Boqolaal ciidamo aad u hubeysan ah ayaa ka qeybgalay dhoolatus maamulka Ahlu Sunna ay ka sameeyeen magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo dhawaan ay kaga dhawaaqeen dowlad goboleed. Waxaa dhoolatuska ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiis Tiro Badan oo Cafis loo Fidiyey Magaalada Kismaayo (Sawirro) In ka badan 50 dad horey ugu xukunaa muddo xabsi kala duwan ayaa oodda laga qaaday magaalada Kismaayo bisha Ramadhaan ee baraykaysan darteed, waxaana fasaxay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Uganda oo Xabsiga Dhigey Ra’isulwasaarihii Hore iyo Hoggaamiyaha Mucaaradka Dalkaasi Muddo yar uu ka hor inta aysan dalkaasi ka dhicin doorashooyin madaxtinimo sanadka 2016-ka ayaa waxaa xabsiga loo taxaabay labo nin oo u taagan xilka madaxtinimo ee dalkaa oo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Hor Leh oo Itoobiya Ka Socda oo Usoo Talaabay Gudaha Soomaaliya Illaa 3 kun oo ciidamo hor leh oo dalka Itoobiya ka socda ayaa lagu soo waramayaa in ay kasoo talaabeen xuduudda Soomaaliya dhanka gobolka Gedo, iyada oo la qorsheynayo in…