Dalka Jabuuti oo Maanta Looga Dabaaldagayo Maalinta Xoriyadda Sheeko:Dalka Waxaa maanta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dabaaldagayaa maalintii xornimada uu dalkaasi ka qaatay gumeystihii Faransiiska oo muddo dheer ka talinayay sanadkii 1977. Xornimada ayaa timid kadib markii afti laga qaaday… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab oo Weerar Ku Qaaday Dhoobleey Wararka ka imanaya magaalada xudduuda ku taala ee Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay weerar ku qaadeen xarakada Alshabaab habeenkii xalay ahaa. Wararka waxa ay intaasi…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug Oo Maanta Doranaya Gudoomiyahooda Iyo Ku Xigeenadiisa Waxaa maanta oo ah maalin sabti ah lagu wadaa in magaalada Cadaado ay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha iyo ku xigeenadiisa ee baarlamaanka maamulka Galmudug oo bishan 22-deedii lagu dhaariyey halkaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraalka Gadoodey ee Puntland oo Sheegey in Kaliya Ay Doonayaan Xuquuqda Ciidamada Jeneraal Muxyadiin oo ahaa taliye ku xigeenkii ciidamada booliiska Puntland ee uu xilka ka qaaday Cabdiwali Cali Gaas ayaa sheegey in ciidankiisa sababta ay u gadoodeen ay tahay oo kaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunnah oo Shir Maamul U Sameyn Ka Furtey Dhuusamareeb Ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furey shir maamul loogu sameynayo gobolada dhexe, waxaana shirkaasi ka qeybgalay ergo ka kala socotey deegaano kala duwan oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sargaal Sare oo Ka Tirsan Ciidamada Jubba oo Qarax Lagu Diley Col. Mursal Geeddi oo ahaa taliyaha ururka koowaad ee ciidamada Jubbaland ee aagga Buulo Guduud ayaa maanta ku dhintey qarax miino oo loo dhigey jidka xili uu kusii jeedey furumaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad oo Kasoo Baxaya Dagaalkii Leego Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalkii Leego maanta ee dhexmaray ciidamada Alshabaab iyo kuwa AMISOM, waxayna wararka sheegayaan in qasaaraha dagaalka ka dhashay uu aad u kordhey. Wararka qaar…
4 daqiiqo Maxaad Kala Socotaa Taariikhaha Muhiimka ah ee Loo Yaqaano Maalmihii Xuriyadda ? Maanta waxa ay ku beegantahay maalintii calan Soomaaliyeed laga taago meel ka mid ah gayiga Soomaaliyeed, waxaana laga joogaa 55 sano, waxaase jira maalmo kale oo taariikhi ah oo loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxiixdey Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya Heila Maryam Desileg iyo madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubbaland ayaa magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdey heshiis qeexaya waxyaabo ay dowladda Itoobiyo ka caawineyso maamulka Jubbaland.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Waxyaabaha uu Dalka Ka Qabtay Safiirka Imaaraadka ee La Weeraray Waxaa shalay qarax lala eegtey safiirka dowladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, waxaase isweeydiin leh safiirka ma muddanyahay in la weeraro? Haddaba waxaan halkani kusoo koobeynaa sooyaalka waxqabadka dowladda Imaaraadka ee…