3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda iyo Beesha Caalamka oo Daahfurey Mashaariic Horumarineed Dowladda Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo dalalka deeqaha bixiya ayaa soo dhaweeyay saxiixa lixda Barnaamij ee Wadajirka ah oo loo Mari edoono Hannaanka Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF), kaasoo Qayb ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa “Waa Ansax Dastuurka Maamul Goboleedka Galmudug” Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka dowladda federaalka Cabdiraxmaan Xuseen Odawaa ayaa ka hadlay ansixintii maanta ergada shirka Cadaado ay ansixiyeen dastuur cusub ee maamulka loo dhisayo gobolada Mudug iyo Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Heyadaha Gargaarka Ka Dalabtay Hufnaan Ra’isulwasaare Cumar Cabdirishiid oo wareysi siiyey wargeyska Guardian ee kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa sheegey in hey’adaha gargaarka ee Soomaaliya loo baahanyahay in lala xisaabtamo. “Qof kasta waxa uu na…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbadalo Waaweyn oo Ka Muuqda Golaha Wasiiradda Puntland Waxaa goordhaweyd lagu dhawaaqay golaha wasiiradda Puntland kuwaasi oo ku yimid qaab isku shaandheyn ah, waxaana liiska ka muuqda isbadalo waaweyn. Goobjoog News oo isha ku heysey arrinta isku shaandheynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Isku Shaandheyn Lagu Sameeyey Wasiiradda Puntland War hadda kasoo baxay madaxtooyadda Puntland ayaa lagu shaaciyey isku shaandheyn lagu sameeyey golaha wasiirada , waxaana ka muuqda isbadalo waaweyn. Saalax XabiibXaaji Jaamac Wasiirka Cadaalada ,diinta iyo dhaqan-celinta Cabdixirsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Ka Mid Ah Saraakiishii Loo Heystey Weerarkii SYL oo Waxbo Lagu Waayay Afar ka mid ah 11 sargaal oo horey dowladda u xirtey sababo la xiriira tuhun ah in ay wax ka ogaayeen weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Hotel SYL 22-kii…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Dhaqaalaha Dalka Marka Laga Qiyaas Qaato Shilin Soomaaliga ? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud mar uu dhawaan hadlay waxa uu sheegey in dalka uu ka jiro culeys dhaqaale, isaga oo sabab oga dhigey Shilin Soomaali la’aanta. Waxa uu madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka oo Xukuumadda Ka Dalbay In Qarashka La Hayo Lagu Bixiyo Mushaaraadka Guddoomiyaha guddiga maaliyadda baarlamaanka Xildhibaan Samaan Maxamed Sheekh Daahir ayaa Goobjoog News u sheegey in guddigiisa ay waraaq u qoreen wasaaradda maaliyadda taasi oo looga dalbayo in qarashka la hayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobo Muhiim Ah oo Laga Soo Saaray Shir Arrimaha Deegaanka oo Lagu Qabtay Muqdisho Qodobo muhiim ah ayaa laga soo saaray shir ay ka qeybgaleen wasaaradda dhirta iyo daaqa iyo xanaanada xoolaha ee dowladda federaalka, maamul goboleedyada mas’uuliyiin ka socdey iyo waliba hey’adaha caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar AMISOM Kaga Dhaawacantay Weerarkii Jameeco Haweeneyda ah ku xigeenka madaxa AMISOM Lydia Wanyoto ayaa isbitaalka Xalane ku booqatay askar kusoo dhaawacantay weerar maalintii jimcaha deegaanka Jameeco ee u dhow degmada Buur Xakaba halkaasi oo ay…