1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Ra’isulwasaare Cumar oo Kismaayo Gaaray, Markale Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirishiid ayaa ka dagay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland uu ka taliyo, halkaasi oo uu ay ku qaabileen madax ka tirsan maamulkaasi. Booqashada oo maalmahanba la hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Qurbajoogta Ka Talo Galineysa Sharciga Muwaadinnimada Wasaaradda arrimaha gudaha iyo arrimaha federaalka ayaa biloowdey la tashiyo ay la leedahay qurbajoogta Soomaaliyeed kuwaasi oo ku saabsan sharci hawshiisa la wado oo ku saabsan muwaadhinimada Soomaaliya. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka oo Ka Hadashay Xawaaladaha Soomaalida Wafti ka socda wasaaradda maaliyadda iyo khasnadda dhexe ee dowladda Maraykanka ayaa booqdey magaalada ay Soomaalida ku badantahay ee dalkaasi ee Minneapolis halkaasi oo ay la kulmeen jaaliyadda Soomaalida iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka iyo K/Galbeed oo Xal U Raadinaya Shaqaaqooyinka Marka Wafuud kala duwan oo ka kala socota dowladda federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa gaaray magaalada Marka si xal waara loogu helo shaqaaqooyinka magaalada Marka oo ay ka dhaceen dilal…
3 daqiiqo Bandhigga Buugaagta Muqdisho, Oogga Cusub ee u Bidhaamay Soomaaliya Waxaan qeyb ka ahaa hawl wadeenada bandhigga caalamiga buugaagta ee magaalada Muqdisho kaasi oo ahaa markii koowaad oo lagu qabto magaalada Muqdisho, waxaanan halkan si kooban ugu cabbirayaa waxa iiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab iyo Shaqaale Ka Baxsaday Gacanta Dad Ku Afduubtey Mudug Markab laga leeyahay dalka Iran iyo 19 shaqaale oo saarnaa ayaa ka baxsaday gacanta kalluumeysato ku heysatay deegaanka Ceel Huur ee gobolka Mudug, kadib markii ay 5 bilood heysteen. Markabkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahad Cawad “Mooshinka Madaxweynaha Baarlamaanka Wali Lama Horkeenin, Xafiiskeena Ayuu Yaalaa” Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka ayaa ka hadlay halka uu marayo mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha, wuxuuna sharaxay fahamka ku saabsan sharciyadda mooshinka. Waxa uu sheegey in mooshinka in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhigga Buugaagta Muqdisho oo Soo Gabagabeeyay Kadib muddo 3 maalmood ah oo uu magaalada Muqdisho ka socdey bandhiggii ugu horeeyey oo caalami ah buugaagta oo lagu qabto magaalada Muqdisho ayuu caawo kusoo gabogaboobey hoolka shirarka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Shakhsi oo Caan ah oo Kasoo Muuqdey Golaha Wasiirada Galmudug iyo Kuwa Laga Tagay Maanta madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada, waxaana golaha ka muuqda waxyaabo soo jiitey dareenka saxaafadda oo durba hadal heyn dhaliyey. Waxaa golaha wasiirada soo galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Awood Qeybsi Ah oo ay Kala Saxiixdeed Galmudug iyo Ahlu Sunna Sida ku cad heshiis ay maanta kala saxiixdeey maamul goboleedka Galmudug iyo ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca, heshiiskaasi oo ka dhacay magaalada Cadaado , Ahlu Sunna waxa ay ka mid…