1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartay Kulan Ay Farmaajo La Qaadatay Saaxibada Caalamka ayaa war ka soo saaray kulan ay maanta Madaxtooyada Soomaaliya ku dhex maray madaxweeyne Farmaajo. War ka Soo baxay Beesha calamka ayaa lagu yiri ” Waxaan Farmaajo Kala Hadalnay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Shir Madaxtooyada Ku Dhex Maray Madaxweeyne Farmaajo iyo Beesha Caalamka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa kulan looga hadlayay Arimaha doorashikyinka waxa uu la qaatay Saaxibada Caalamka ee taagera Soomaaliya . Beesha Caalamka ayaa madaxweeynaha kala hadashay Arimaha doorashooyinka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Suudaan: Ciidankeena Waa Darbi, Damac Dhulkanana Nama Haayo Taliye ku xigeenka ciidanka Suudaan, General Cabdullahi al-Bashir, ayaa ku sheegay khudbad uu ka jeedinayay gobolka Gadaref, oo xuduud la leh Itoobiya, in ciidamada qalabka sida ay sii ahaan doonaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muwaadin Soomaaliyeed Oo Shil Ugu Dhintay Dalka Koonfur Afrika Wararka naga soo gaarayo magaalada Durban ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay uu shil gaari ugu dhintay Magaalada muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah ganacsatada Dalka Koonfur Afrika…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AKHRISO : Shir Ay Ku Baaqeen Axmed Madoobe iyo Deni Oo Baaqday Waxaa gebi ahaanba baaqday kulan maanta oo sabti ah ay ku baaqeeyn madaxweeynayaasha Puntland iyo Jubbalanad in la isugu yimaado magaalada Muqdisho . Kulankan oo uu qorshuhu ahaa in xal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Duuqeyn Ka Dhacday Deegana Hoostaga Gobalka Bakool Wararka naga soo gaarayo Gobalka Bakool ayaa sheegaya in xalay xilli danbe ay diyaaradaha aan duuliyaha wadin ee Daroon(Drone)ka loo yaqaano ay duqeeyn dhanka cirka ah ka fuliyeen deegaano hoostaga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo Soo Dhaweeysay Guddiyadi Ay Magacaabeen Puntland iyo Jubbaland Beesha Caalamka oo Soo Dhoweysay Guddiyada ay Magacaabeen Puntland iyo Jubbaland Xubnaha beesha caalamka ayaa soo dhoweeyey xubnaha guddiyada doorashada ee ay magacaabeen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Waxaa qoraalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdirashiid Janan “Markaan Waxaa Galeeyna Xarbi (Dagaal), Sharci Ah Oo Xaq Ah Oo Cirdigeena iyo Sharaftanada Aan Ku Difaaceyno” Wasiirka Amniga dowlad gobaleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo goordhaw warbaahinta la hadlay ayaa sheegay faahfaahin ka bixiyay dagaal maalmo ka hor ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland ku dhex maray…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya Oo Baaq U Dirtay IGAD Dowladda Soomaaliya ayaa markale war ka soo saartay warbixintii gudiga xaqiiqa raadinta IGAD ee muranka Soomaaliya iyo Keenya. War ka soo baxay wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweeyne Farmaajo Oo 13 Kursi U Saxiixay Gobalka Banaadir Madaxweeynaha Soomaaliya ayaa meelmariyay qaraar cusub kaas oo dhiagay in gobalka Banaadir uu 13 kursi ku yeesho Aqalka sare ee dalka . Qoraal goor dhaw ka soo baxay Villa Somalia…