1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shaakir: Koonfur Galbeed Waa Galmudug, Galmudugna Waa Koonfur Galbeed, Soomaaliyana Soomaalibaa Leh Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah madaxa xukuumadda Galmudug oo goordhow ka Jawaabayey arrin ku saabsan in Dhuusamareeb laga musaafurinayo dadka u dhashay Koonfur galbeed ayaa sheegay iney been…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwene Farmaajo Oo La kulmay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub U Qaabilsan Geeska Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan dalalka Geeska Afrika Mudane Alexander George Rondos oo uu weheliyo Danjiraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaalinta Soomaaliland Oo Soo Saartay Eedaha loo Heysto Wariye Coldoon Xafiiska xeer ilaalinta Soomaaliland ayaa maanta oo Talaado ah waxaa ay soo bandhigtay sababta uu u xiran yahay wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon, kaas oo ku dhawaad abo bilood ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Waxa ay Ka Wada Hadleen Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Wakiilka Midowga Afrika Guddoomiyaha golaha aqalka sare BFS ayaa ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u jooga Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira Iyagoo ka wada hadlay arimaha Amissom iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiis Ku Jirtay Xabsiga Dhexe Oo Loo Wareejiyey Xabsiga Weyn Ee Muqdisho Maxaabiis ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Xabsiga wayn ee Muqdisho, kaasi oo dhawaan laga dhisay Xerada Ciidanka Asluubta ee duleedka dhanka Koonfureed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarun Tababar Ciidan Oo Laga Furay Baydhabo Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amardambe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa magaalada Baydhabo ayaa furey xarun cusub oo loogu talaalay in lagu tababaro…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qodobbada Looga Hadley Shirka Guddiga joogtada ah Ee Golaha Shacabka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka. Guddiga ayaa kulankooda maanta kaga dooday arrimo ay ka mid yihiin in dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Gudoomiye Yuusuf Dabageed Oo Eedeen U Soo Jeediyay Madaxwene Waare Gudoomiya gobalka Hiiraan Yuuf Axmed Hagar Dabageed ayaa eedeen waxa uu u jeediyay madaweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi waare.. Gudoomiyaha oo maanta magaalada Baladweyne shir jaraaid ku qabtay ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaska Gaashaanle Cabdi Cali Seed Oo Ka Hadashay Qaabkii Uu U Geeriyooday Gaashaanle dhexe Cabdi Cali Seed oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliya waxa uu ahaa Aabe sideed caruura dhalay,50 sano jirna ahaa saakay labadii saac iyo bar ayaa meedkiisa lagu arkay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaali Laga Siidaayay Xabsi Ku Yaalla Dalka Libya Tiro dad ah oo isugu jira Muhaajiriin iyo Qaxooti ayaa laga siidaayay Isniintii Xabsi ku yaalla dalka libya,waxaana badi dadkaasi ay ka tageen dalalka Soomaaliya,Ereteriya iyo Itoobiya. Hay’adda Qaxootiga u…