1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay Oo Warbixin Ka Soo Saartay Dil Loo Gaystay Sarkaal ka Tirsanaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saaray dilkii Maxamed Cabdi Khayre oo ka mid ahaa shaqaalaha Qaramada Midoobey ee Gobolka Mudug. War saxaafadeed ay soo saartay Qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariye Ka Tirsan Goobjoog Media Group Oo Xabsiga Laga Sii Daayay Wariye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Goobjoog Media Group ayaa xabsiga laga siidayay, ka dib maalinimadii Arbada la horgeeyay Maxkamadda.gobalka Banaadir. Cali ayaa waxa uu maalinimadii arbacada uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Soo Xiray Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Dugsiyada Sare Ee Dalka Ra’iisul wasaraaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo wasiirka waxbarashadda ayaa soo xiray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka oo si guul iyo nabad-gelyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Godoomiyihii Magaalada Badhan Soomaaliland U Soo Magacaawday Oo Iscasilay Cali Xuseen oo ahaa gudoomihii magaalada badhan ee gobalka Sanaag ay u soo magacaawday Soomaaliland ayaa iska casilay xilkii loo magacaabay. Gudoomiyaha ayaa ku sheegay is casilaadiisa in ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Nabadsugida Iyo Sirdoonka Jubbaland Oo Sheegay inay Qrax Fashiliyeen Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa degaanka Cabdalla Biroole ee duleedka Kismaayo ku soo bandhigay Miino nooc dhulka lagu Aaso oo ay sheegeen in la doonayay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Isdhex-galka Dhaqaale Ee Geeska Afrika Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS), Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay Isdhex galka dhagaale iyo ganacsiga ee gobalka geeska Afrika. Shirka oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowled Gobaledka Galmudug Oo Xiriika U Jaray Dowladda Federalka Dowled gobaledka Galmudug ayaa sheegtay in ay joojisay wada shaqeyntii ay kala dhaxeysay dowladda federalka ee Soomaaliya. Maamulka ayaa xusay in dowladda dhexe ay faragalin iyo burbirin ay ku hayso…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Soo Dhaweysay Taliyeyaal iyo Ciidamo Ka Goostay Soomaaliland Mas’uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa deegaanka Bali-busle ee Gobolka Sanaag waxaa ay Maanta kusoo dhaweeyeen taliyeyaal iyo Ciidamo ka tirsan Soomaaliland,balse kusoo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shirka Tubta Guud ee Gobalka Banaadir Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka tubta guud ee gobalka Banaadir oo lagu qabtay xarunta maamulka gobalka Banaadir. Shirka oo looga hadlay dar-dar gelinta qorshaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Ku Geeriyootay Dagmada Cabudwaaq Ee Waqooyiga Gobalka Galgaduud Sedex caruur ah ayaa ku geeriyootay dagmada Cabdwaaq ee waqooyiga Galgaduud, ka dib markii ay ku qarqoomeen Barkad ay u aadeen in ay ku soo dabaashaan. Geerida Caruurta timid ka…