1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul Wasaare Ku xigeenka oo Raalli-gelin Bixiyey Mahdi Maxamed Guuleed, ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka ah oo ka mid ah mas’uuliyiinta ka qeyb galeyso kulanka shirka machadka Heritage ee Garoowe ayaa raalli gelin ka bixiyey hadal…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga António Guterres oo Ergay Cusub u Soo Magacabay Soomaaliya António Guterres Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa u magacaabay Anita Kiki Gbeho inay noqoto ku-xigeenka cusub ee Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Gbeho ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxeey Ka wada Hadleen Axmed Madoobe & Mahdi Guuleed Madaxweeynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xalay kulan kula qaatay magaalada Garowe ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar , Axmed madoobe oo hoyga uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulankii Golaha Shacabka Ee Moddo Xileedkiisu Dhammaaday Golaha Shacabka waqtigiisu dhamaaday ee BFS Ayaa Maanta Yeeshay Kulankooda Caadiga ee Uu Shir Guddominaayey Guddomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cawad Cabdalla Ajendaha Kulanka Ayaa Ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Meelmariyey Miisaaniyadda 2021-ka Golaha wakiillada Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta Jowhar ku yeeshay Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 12, waxaana Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr. Cabdixakim Luqmaan xaaji Muxumed Ajendaha Kulankaan ayaa ahaa Ansixinta Miisaaniyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Xaashi oo La Kulmay Deni iyo Madoobe Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Abdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu kulan kula qaatay madaxweyna yaasha Puntland iyo Jubbland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Axmed Madoobe. Guddoomiyaha ayaa laba…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dabley Hubeysan oo Dil iyo Dhaawac u Geysatay Darawallo Ku Safreyey Jidka Hiiraan Wararka aan ka helayno gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in habeennimadii xalay dil iyo dhaawac loo geystay darawallo ku safreysay inta u dhaxeysa Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud, kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhulgariir Ka Dhacay Croatia Wararka ka imaanaya dalka Croatia ayaa sheegaya in uu ku dhuftay dhul gariir kaas cabirkiisu lagu qiyaasay 6.4, waxana ka dhashay qasaaro kala duwan oo iskugu jiro dhimasho, dhaawac, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiyada Laascaanood oo Saaka Xiran iyo Shacabka oo Cabasho Ka Muujiyey Wararka aan ka heleyno degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka gabi ahaan ay xiran ganacsiyada waaweyn ee suuqyada magaalada, waxaana xigtay in mudaharaadyo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Hore oo Ka Tirsanaa Puntland oo Geeriyooday Allah unaxariistee waxaa habeenimadii xalay magaalada Garowe ku geeriyooday wasiirkii hore amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf (Dowlad). Marxuumka ayaa la sheegayaa inuu kusoo booday xanuun ka dis ah, xili uu ku…