1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Sheegay In Ay san Jirin Shirarka Doorashooyinka Cid Somaliland Ku Mateshay Cabdi Xaashi Cabdullahi gudoomiyaha Aqalka Sare BJFS ayaa war ka soo saaray khilaafka arimaha soo xulista guddiga doorashada xildhibaanada Somaliland. Gudoomiyaha Aqalka sare ayaa sheegay in aysan jirin is afgarad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso : War Saxaafadeed Laga Soo Saaray Shir Baydhabo Ka Dhacay Waxaa soo gaba gaboobay shir labo maalin magaalada Beydhabo uga socday guddiga farsamada arimaha doorashooyinka dalka . Guddigan oo ka koobnaa 14-xubnood oo ka kala socda maamul gobaleedyada dalka,gobalka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dahir Geelle “Mudaharaadka Qaban qaabadiisa meel aad u wanaagsan ayeey mareysa” Midawga Musharixiinta ayaa markale wax ka soo saaray Banaanbaxa ay ku baaqeen in uu Daljirka Dahsoon ka dhici doono Jimcaha soo socda. Musharixiinta ayaa sheegay in uu meel wanaagsan marayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Oo Ku Geeriyooday Muqdisho Allaah u naxariiste waxaa xalay Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa Culumada Soomaaliyeed . Sheekha ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga UNka iyo Midowga Afrika oo Ku Baaqay Shir Doorasho oo Degdeg ah Xogheyaha guud ee qaramada Midoobey iyo madaxa midowga Afrika ayaa madaxda Soomaalida ugu baaqay iney tanaasul muujiyaan, kana gudbaan ismariwaaga, sida ugu dhaqsaha badanna loo gaaro is afagrad lagu fulinayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashooyinka Golayaasha Baarlamaanka Somaliland Oo Bilaabmaya Bisha May Waxaa diyaargarowgii ugu danbeeyay galay doorashooyinka baarlamaanka iyo dawladaha hoose ee Somaliland, kadib markii muddo badan ay ku imaaneysay dib u dhac . Somaliland ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliiska Oo Amar Ku Soo Rogay Gaadiidleyda Degmada Cadaado Taliska ciidamad Booliiska degmada Cadaado ayaa amar ku soo rogay gaadiidleeyda degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska Taliye ku-xigeenka Booliska magaalada Cadaado ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jaamacadd SIMAD Oo Markii Ugu Horeeysay Xafladda Qalanjabinta Jaamacadda Ku Qabatay Qaab Online-ah Jaamacadda SIMAD ayaa maanta markii ugu horeysay dalka Soomaaliya ku qabatay Xaflad Qabinjebin oo qaab fogaan arag ah (virtual). Xafladdaan qalinjebinta ee Dufcadda 16-aad ee Jaamacadda SIMAD ayaa qorshaheedu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM Oo Sheegtay In Afar Milyan Ay Wajahayaan Cuna Yari Loona Baahan Yahay $1.9 Bilyan Qaramada Midoobay ayaa war ka soo saartay xaaladda Bini’aadanimo iyo cunna yari ee ka jirta gobalada dalka Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay QM ayaa lagu sheegay in xaalad cuna yar…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Sida uu Corona Virus ugu soo Laba Kacleeyey Soomaaliya Shir saacadihii tagay ay qabatay xukuumadda federaalka gaar ahaan Guddiga Ka Hortagga iyo Maaraynta soo laba-Kaclaynta Caabuqa COVID-19, kana qeyb galeen Mahdi Guuleed oo ah raísul wasaare ku xigeenka iyo…