3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maalinta iyo Taariikhda Raadiyaha Maanta waxaa dunida oo dhan laga xusayaa maalinta raadiyaha. Maalinta Raadiyaha Adduunka ayey Qaramada Midoobey markii ugu horeysay ku dhawaaqday in loo dabaal-dego sanadkii 2011-kii. Guglielmo Marconi oo ah aabaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh: “Madaxweyne Farmaajo Juhdiga uu 4 sano ku bixiyay Gobolka Gedo haddii uu ku bixin lahaa Arrinta Badda, horumar ayaa maanta laga gaari lahaa” Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweeynihii hore ee dalka ayaa sheegay in tan iyo markii uu talada dalka wareejiyay aysan dowladda wax talaabbo ah u qaadiin sidii loo difaaci lahaa Baddeenna. Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 7 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Muqdisho faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaaro geystay oo Saakay ka dhacay agagaarka bar lagu hubiyo gadiidka oo ku taalla Isgooyska Sayidka ee magaalada Muqdisho. Taliska Ciidamada Booliska…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweeyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Farmaajo Uu La Mid Yahay Shaqaalaha Caadiga Ah Ee Villa Soomaaliya Madaxweeynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaaladda dalka ayaa sheegay in dalka uu ku jiro xaaladda aysan muuqaan meesha loo socdo. Madaxweeyne Xasan ayaa wareeysi gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Ku Baaqay Shir Deg Deg Ah In La Isugu Yimaado Muqdisho Golaha Midawga Musharixiinta xilka Madaxweeynanimo ee dalka doorashada 2021, ayaa markale walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka. Qoraal ka soo baxay Midawga ay ku mideeysan yihiin Musharixiinta u taagan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo War Ka Soo Saartay Kulan Uu Farmaajo Ku Baaqay Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa soo dhaweeyay ayaa soo dhaweyay shirka wada hadalada doorashooyinka ee lagu baaqay. Axmed Madoobe ayaa sidoo ku baaqay in magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Ansixiyay Guddiyada Dastuurka iyo Xeer Hoosadka Baarlamanka Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 17aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Dr. Cabdixakim Luqmaan xaaji Muxumed oo uu wehlinaayo Gudoomiye kuxigenka 2aad Mahad Hassan Osman ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka Oo Ku Baaqay In Dib Loo Furo Wada Hadallada Doorashada 2021 Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo war ka soo saaray xaaladda dalka si gaar ah arrimaha doorashooyinka oo muddooyinkii u danbeyay dib u dhacay ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gogoshii Shirka Doorashada oo Isku Tuutuur Gashay Maxamed Cabdullahi Farmaajo madaxweeynihii waqtigiisu dhamaaday ayaa markale 15 bishaan shir isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo maamulka Gobalka Banaadir. Qoraal ka soo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaano Ku Dhawaaqay Kudlad Loogu Magac Daray Bad Baado Qaran Xildhibaano ka tirsan Labada gole ee Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday , ayaa kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku dhawaaqeen Kudlada ay ugu magac dareen Badbaadinta Qaran iyagoo Sheegay…