2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Prof. Xasan Sh Cali “Farmaajo Waa Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya” Prof Xassan Sh Cali oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in Farmaajo uu waqtigiisa Dastuuriga ah uu dhamaaday, maantana uu yahay madaxweeynihii hore ee dalka. Aqoonyahanka oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ICJ Oo Hogaan Cusub Loo Doortay Kadib doorasho ay galeen xubnaha musharixiinta Gudoomiyaha sare ee maxkamadda Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa Joan E. Donoghue oo ka soo jeeda dalka Mareykanka ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Maxkamadda Caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fadhiga Golaha Shacabka Oo Laga Diiday In Uu Ka Soo Qeyb Galo Ra’iisul Wasaare Rooble Wararka naga soo gaarayo xarunta Golaha Shacabka ayaa sheegaya in la diiday in uu horyimaado xildhibaanada, waqtigoodu dhamaaday ra’iisul wasaare Rooble, oo maanta lagu waday in uu khudbad ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Waxqabadkiisa 100 Maalmood Ka Horjeedinaya Baarlamaanka Mudadiisa Dhamaaday Golaha shacabka ee waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta kulan koodi caadiga ahaa waxa ay ku yeelanayaan xarunta ay sida kumeel gaarka ah u dagan yihii ee Villa Hargeysa. Ajendayaasha kulanka maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Sheegay Farmaajo In Uu Yahay Madaxweeynihii Hore Ee Dalka Golaha Midawga Musharixiinta ayaa sheegay in maanta laga bilaabo Farmaajo aysan ugu yeeri doonin madaxweeynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya , in uu yahay kadib markii sida ay sheegeen madaxweeynuhu ku fashilmay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abuukaate Daahir Carab “Farmaajo Sharci ahaan maanta wixii ka dambeeya waxaa loogu yeerayaa Madaxweynaha mudda xileedkiisu dhammaaday, Mana qaban karo Awoodihii uu Dastuurku siinaayay”. Abuukaate Daahir Carab oo ka mid ah sharci yaqanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in caawa wixii ka danbeya sharciga uu sheegaya in madaxweeynaha uu waqtigiisa dastuuriga ah dhamaaday. Carab ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gudoomiye Mursal Oo Loogu Baaqay In Uu Talada Dalka Kala Wareego Farmaajo Kudladda Musharaxiinta madaxweynaha ee dhax-dhaxaadka ah, ayaa ugu baaqay in xaaladda dalka la bad baadiyo . Musharixiintaan sheegto in ay yihiin dhex dhexaad ayaa sheegay in madaxweeynaha waqtiga ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Ciidamada NISA ee Dhuusamareeb Oo Qarax Lagu Dilay Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay taliyihii Ciidamada NISA cabdirishiid cabdinuur qooje. Qaraxa oo ka dhacay inta u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Carruur Ah Oo Shuban Biyood Ugu Geeriyootay G.Shabeellaha Hoose Wararka naga soo gaarayo degmada marka ee xarunta gobalka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ay Kaamam ku yaalo duleedka degmada ay Carruur ugu geeriyootay Xanuunka Shuban biyoodka . Qoysaskan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Prof.Afyare Cabdi “Fashilka Doorashada Waxaa Qaadanaya Madaxweyne Farmaajo” Prof Afyare Cabdi Cilmi oo ka mid ah aqoonyanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in xaalka dalka uu marayo mar xalad aad u adag . Afyare oo u maramay Goobjoog News ayaa sheegay…