Dhageyso: Shirkii Maalgashiga Oo Furmay Iyo Shiinaha Oo Ballan-qaad U Sameeyay Afrika Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo ay martigelinayso magaalada Beijing ee caasimadda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Keenay Dib U Dhaca Shirkii Gollaha Iskaashiga Ee Magaalada Kismaayo? Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid Shirka gollaaha dowlad goboleedyada dalka, kaasoo qorshuhu ahaa inuu uga furmo magaalada Kismaayo, ee caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland. Xoghayaha Madasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Sida ay u xaqiijiyeen Goobjoog News dadka degaanka Ex-control Afgooye ee magaaladani Muqdisho waxaa ka dhacay qarax lagu xiray baabuur. Ilo wareedyo ayaa xaqiijiyay in qaraxa uu ahaa mid lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Cabdi Barre “Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Walwal Baa Laga Qabaa” Siyaasi Cabdi Barre Jabriil oo soo noqday Xildhibaan ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga hadlay waxa laga filan karo shirka Kismaayo ee loo madlan yahay inuu furmo 03-September-2018. Wuxuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: Madaxweyne Mustafa Oo Ku Dhawaaqay Wasiirro Madaxweynaha cusub ee gobolka Soomaalida Itoobiya, mudane Mustafa Maxamed Cumar ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub ee xukuumaddiisa. Xubnaha uu magacaabay madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Musfata Cumar ayaa gaaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Madaxweyne Dowlad Goboleed Oo Kismaayo Ku Hoyanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa caawa ku sugan madaxda dowlad goboleedyada halkaasoo uu maalinka berri ah uga furmayo shirka gollaha Iskaashiga dowlad goboleedyada. Shirkani oo horay uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Warsame “DFS Waxay Culeysyo Saartay Hirshabeelle” Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka in ay culeyso siyaasadeed saartay maamulkaasi. Xildhibaan Cabdirashiid Cabdixakiin Warsame oo ka mid ah mudanayaasha baralamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhageyso: Xildhibaan Ku Eedeeyay Waare Inuu Diiday La Shaqeynta DFS Xildhibaan Aadan Cabdi Faarax (Kala-Dire) oo isna ka mid ah baarlamaanka Hirshabeelle ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ayaa madaxweyne Waare ku eedeeyay in uusan waxba ka qaban howlihii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Guddoomiye xigeenka Sh/Hoose Oo Ka Badbaaday Qarax Loogu Xiray Gaarigiisa Guddoomiye xigeenkii Shabeellaha Hoose oo ka badbaaday qarax la doonayay in lagu khaarajiyo. Qaraxana lagu xiray gaarida guddoomiye xigeenka maaliyadda ee gobolka Shabeellaha Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Jubbaland Oo Ka Hadashay Khilaafka Kala Dhaxeeya Dowladda Federaalka Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo maanta saxaafadda kula hadlayay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay cilaaqaadka liita ee kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya. Wuxuu sheegay…