Faahfaahin: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya degmada Hodan gaar ahaan xaafadda Taleex ayaa sheegaya inuu ka dhacay qarax. Qaraxa oo ka dhashay baabuur lagu soo xiray walxaha qarxa ayaa lagu soo warramayaa inuu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xildhibaan Sheegay In Khaliijka Kala Shaqeynayo Aqoonsi Ay Ka Helaan Dunida Xildhibaan Axmed Maxamed oo kamid ah golaha wakiillada Somaliland ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News wuxuu sheegay in calanka Somaliland oo laga taagay qasriga Boqortooyada Sacuudiga ay uga dhigan tahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka (Dhageyso+Sawirro) Shir Ku Saabsan Daabacidda Lacagta Shillinka Soomaaliga Oo Muqdisho Ka Dhacay Shir ballaaran oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa lagaga hadlay dadaallada dowladda federaalka ay ugu jirto soo daabacidda lacag cusub oo shillin Soomaali. Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Galmudug Gaari Ayaa U Celinay DDSI Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in dowlad degaanka ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya ay dib ugu celiyeen gaadiid laga la soo baxsaday markii ay dhaceen rabshado gudaha magaalada Jigjiga iyo magaalooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyay Ciidda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweyne Farmaajo waxa uu Alle uga baryey shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta daafaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Muqdisho: Hal Qof Ayaa Dhintay, Midna Waa Dhaawac Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Waaberi rag hubeysan ayaa maqribnimadii caawa ku weerar ay fuliyeen waxay ku khaarajiyeen wiil dhallinyaro ah halka mid kalena ay ku dhaawaceen.…