Gedo: Dagaal iyo Qaraxyo Ka Dhacay Sheeko:Dalka, War Wararkii ugu dambeeyay ee Goobjoog News ay ka helayso gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda degaanno ka mid ah gobolkaasi ay tahay mid deggan. Deganaanshiyaha ayaa ka dambeeyay markii dagaallo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Bam Lagu Weeraray Xarunta Degmada Waaberi Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka Qarax Bam gacmeed ah ayaa caawa fiidkii lagu weeraray xarunta degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Warar horudhac ah oo ay heleyso Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Ka Hadlay Doorka Soomaaliya Ee Tartanka Dhaqaale Ee Qaaradda Afrika Professor Sheekh Nuur Khaasim oo darsay culuumta xiriirka dhaqaalaha caalamiga ah ayaa Goobjoog News wareysi gaar ah oo uu siiyay kaga warramay tartanka dhaqaale ee ka soconaya qaaradda Afrika ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Galmudug Oo Digniin U Dirtay Dadka Ku Howlan Jarista Dhirta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa mamnuucay xaalufinta Dhirta iyo ka ganacsiga Dhuxusha deegaannada Galmudug. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in dhamaan degaannada Galmudug laga mamnuucay jarista dhirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Miino Oo Ka Dhacay Afgooye Faah faahin horudhac ah ayaa ka soo baxaysa qarax xalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxani oo la soo sheegayo inuu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Dowladda Iyo Alshabaab Oo Guulo Ka Kala Sheegtay Dagaalkii Afgooye Hoggaanka Booliska dowladda federaalka ayaa faah faahin ka bixiyay weerar Al-shabaab ay ku qaadday degmada Afgooye oo Muqdisho u jirta 30 KM. Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhageyso: Waxgaradka Garoowe Oo Soo Dhoweeyay Duqa Cusub Nabadoon Cabdiraxmaan Samatar Jaabiri oo kamid ah waxgaradkii soo xulay golaha degaanka Garoowe ee maanta doortay duqa magaaladaasi. Waxaa wax ka weydiiyay sida uu u arko duqa cusub ee Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Jowhar: Mooshin Xilka Looga Qaadayo Madaxweyne Waare Oo Socda Xildhibaan Axmed Cumar Gaaboow oo ku magac dheer Axmed Libi oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in madaxweyne Waare uusan la imaanin isbedalkii ay ka filayeen islamarkaana ay kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Iyo ONLF Oo Gaaray Heshiis Xukuumadda Itoobiya ayaa si rasmiya u shaacisay in ay heshiis la gashay jabhadda hubeysan ee ONLF oo muddo sanado ah dagaal kula jirtay. Agaasimaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ninka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ka Socda Caawa Marko Sida ay sheegayaan warar iminka Goobjoog News ay ka heshay magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, waxaa ka socda dagaal laga maqlayo guud ahaan magaaladaasi, waxaana la isku adeegsanayo…