Maamulka Balanbal Oo Codsaday In La Joojiyo Dagaal Beeleedka Halkaa Ka Taagan Sheeko:Dalka Tuulada Jilible oo u dhaxeysa degaannada Balanbal iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ku dagaallamay dadka reer miyiga ah ee deggan degaannadaasi. Malleeshiyo beeleedka ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wufuud Ka kala Socda Dowladda Federaalka Iyo Beesha Caalamka Oo Ku Wajahan Gaalkacyo Wufuud ka kala socota dowladda federaalka iyo beesha caalamka ayaa ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaasoo lagu wado in maanta uu ka furmo shirka wada hadalka nabadda…
2 daqiiqo Sheeko:War Soo Gudbinta Liiska Aqalka Sare Ee Gobollada Waqooyi Oo Laga Wada Hadlayo Wada Hadallo Laga Yeelanayo Soo Gudbinta Liiska Xubnaha Aqalka Sare Ee Gobollada Waqooyi Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen waxgaradka gobollada waqooyi ee hadda ku magacaaban Somaliland ayaa waxaa qorshaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dil Ka Dhacay Degmada Waaberi Iyo Dad Loo Xirxirey Koox hubeysan ayaa maanta degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ku dishay qof lagu sheegay inuu shacab ahaa sida ay sheegeen dad ku sugan degmadaasi. Dilkani ayaa ka dhacay dhabarka dambe…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa “Heshiiska IORA Soomaaliya Wuxuu Kaga Dhigan Yahay Fursad Dahabi Ah” Guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay muhiim u tahay inay ka mid noqotay daladda ay ku midoobeen wadamada ku xeeran badweynta Hindiya. Wasiirka arrimaha dibadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool Iyo Sanaag: Abaaro Ay Dadka Iyo Duunyada U Dhimanayaan Ayaa Ka Jira Abaaro daran oo saameeyay dadka iyo duunyada ayaa laga soo sheegayaa gobollo ka tirsan waqooyiga Soomaaliya. Gobollada ay abaarta xooggan ka jirto waxaa kamid ah Sool iyo Sanaag ee waqooyiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Galmudug Oo Ka Hadlay Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Saraakiisha maamulka Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay maxaabiis ay ku qabteen dagaalka galbeedka Gaalkacyo. Saraakiishu waxay sidoo kale Goobjoog News faahfaahin ka siiyeen aagga dagaalka oo ay isku horfadhiyaan ciidankooda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Mudug Ee Puntland Oo Ku Baaqay Wada Hadal Nabadoon Daahir Dhangad oo kamid ah waxgaradka gobolka Mudug ee Puntland ayaa ka hadlay xiisadda dagaal ee weli ka taagan galbeedka magaalada Gaalkacyo. Wareysi uu siiyay Goobjoog News ayuu baaq…
2 daqiiqo Sheeko:War Xareed Cali “Mooshinka Guddoomiye Cali Gacal Waa Mid Sharci Ah” Iyadoo dhowaan xildhibaanno ka tirsan maamulka Galmudug ay mooshin ka gudbiyeen guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi mudane Cali Gacal Casir ayaa waxaa ka hadlay mooshinkaasi guddoomiye xigeenka guddoonka baarlamaanka. Guddoomiye xigeenka koowaad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Oo Sheegay Inay Hayaan 1219 Cabasho Ah Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa sheegay in Cabashooyinka ay Hayaan ay u badan yihiin kuwa musharixiinta oo sheegaya in loo Caga jugleeyn Amni ay la kulmaan. Guddoomiyaha Gudigaasi DR.…